Wareysi: Jilaaga Bolliwood Balwaan oo Wareysi Siiyay BBC Somali

Wareysi: Jilaaga Bolliwood Balwaan oo Wareysi Siiyay BBC Somali

0
SHARE

NEW DELHI (Garsoor Online) — Jilaaga reer Hindiya ee Sunil Shetty oo Soomaalidu u taqaan (Balwaan) ayaa wareysi siiyay Laanta afka Soomaaliga ee BBC.

Sunil Shetty ayaa wax laga weydiiyay waxa uu ka yaqaan Soomaalida iyo in uu ogyahay in taageerayaal badan uu ku dhex leeyahay.

Waxa uu sidoo kale ka hadlay Jilaaga Soomaalidu u taqaan Balwaan xaalada Soomaaliya isagoo sheegay in uu jecel yahay in mar uun uu booqdo Soomaaliya.

Dhageyso Wareysigii Lala Yeeshay Jilaaga Sunil Shetty ama Balwaan oo dhameystiran:

Garsoor Online — NEW DELHI

LEAVE A REPLY