Wareysi: Cali Dheere oo Sheegay Farqiga u dhexeeya Muslimiinta Kenya iyo Somalia

by Farah C/laahi | Tuesday, Jan 10, 2017 | 119 views

NIAROBI (Garsoor Online) — Afhayeenka Xarakada Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) oo bixiyay Wareysi Gaar ah ayaa sheegay in Markasta ay xil iska saran ilaalinta dadk Rayidka ah ee ku nool Soomaaliya.

Sheekh Cali Dheere oo Wareysigan lagu weydiiyay Su’aalo badan ayaa waxa uu ka hadlay farqiga u dhexeeya Muslimiinta Soomaaliyeed iyo kuwa Kenya ee Al Shabaab ay dilaan.

DAAWO WAREYSIGA OO DHAMEYSTIRAN:

(Garsoor Online) — NAIROBI 

Like it? Share it!

Leave A Response