Waa Sidee Xaalada Amni ee Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay?

Waa Sidee Xaalada Amni ee Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay?

0
SHARE

BAYDHABO (Garsoor Online) — Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ee Gobolka Baay C/laahi Cali Maxamed (Watiin) ayaa waxa uu ka hadlay ammaanka guud ee Magaalada Baydhabo.

C/laahi Cali Maxamed (Watiin) Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ee Gobolka Baay ayaa waxa uu sheegay ammaanka guud ee Magaalada Baydhabo in uu yahay mid la isku haleyn karo.

Guddoomiye Watiin ayaa dhalinyarada ugu baaqay in ay la shaqeeyaan Ciidanka ammaanka, si looga hortago falalka lidiga ku ah amniga.

Hadalkan ayuu Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ee Gobolka Baay C/laahi Cali Maxamed (Watiin) waxa uu ka sheegay xilli uu ka qeyb galayay kulan wacyigelin ah, kaasi oo loo qabtay dhalinyarada.

Garsoor Online —BAYDHABO

LEAVE A REPLY