VIDEO: Muxuu Faarax Sheekh Cabdulqaadir Ka Yiri Guul-daradii Soo Gaartay

VIDEO: Muxuu Faarax Sheekh Cabdulqaadir Ka Yiri Guul-daradii Soo Gaartay

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo maanta ku guul-dareystay in uu noqdo Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa jeediyay hadal dad badan Soo Jiitay.

Faarax Sheekh Cabdulqaadira ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga wada shaqeeyo hormarka Soomaaliya iy sidii ay Soomaaliya ku guuleysan laheyd.

Garsoor Online — MUQDISHO

LEAVE A REPLY