Ma Doonaysaa Waxbarasho Lacag la’aan Ah ka hesho Turkiga? Ka Akhrsio Warbixintan
İstanbul (Garsoornews)- Dhamaan bahda waxbarashada ee Ku xiran Website-ka Garsoornews.com waxan idiin soo gudbin doonaa nuqul ka tirsan Scholarships(Deeqaha Waxbarsho) ay dowlada Turkiga uu siiyay Ardada Somalida ee Dhameeyay Dugisga Sare iyo garduate Students sidoo kale heerka Masters.
Dhamaan Ardayda Somalida waxay fursad u haystaan inay ka Faa’idaystaan fursadaan tasoo ah Mid Waxbarasho ee walalaha Turkigu ay siiyeen Ardayda Somalida.
Bisha aan ku jirno ee Maarso ayaa waxa Fursad haysta inay Application (Codsi) u dirsadaan ardayda Haysata Shahadada Bachelor iyo Master iyadoo ardayda haysata shadada Dugsiga sare uu weli dhiman yahay Codsi qabashadooda.
Arday ku sugan wadanka Turkiga oo lasoo xariiray websiteka Garsoornews.com ayaa waxay codsadeen in walalahooda Somaalida kale uu gaarsiiyo websiteka si ay ugu faa’idaystaan Fursadaan qaaliga ah.
Si aad u apply garaydo Hadaa tahay arday Master raba PHD riix halkaan : http://www.turkiyeburslari.gov.tr/index.php/en/
Sido kale Ardayda haysata shahada Masterka riix halkaan : http://www.turkiyeburslari.gov.tr/index.php/en/
Raac Tilaamaha websiteka ee dhanka Midig qaybtiisa Kore Waxa ku qoran APPLY ku dhufo samayso New Account.
Sido kale waan usoo gudbin doontaan ardada kale ee dhameeyay Dugsiga sare ee doonaya Jamacad marka uu furmo arji qabshada Haduu rabi idmo.
Si aad ula socoto war bixin warlbo soo koradha nagala soco Facebook ama ku dhufu linkigaan saa Like u dhahdo www.facebook.com/garsoornews
W/Q : Abukar Mohamed Abukar (RKB).
İstanbul,Turkey.














Asalmu calaykum(WWB), Allaa mahad leh…..kadib waxaan idinka mahad celinayaa hawshan kheyrka qabta oo aad u soo gudbiseen guud ahaan ardada jecel inay waxbarashadooda sii wataan. ajirkeedana waad helaysaan insha allah. Waxaan rabaa inaan halkaan uga faa´iideysto inaan aad u danaynaayo mawduucaan waayo waxaa jira arday badan oo u baahi qabta hase yeeshee jidkay u mari lahaayeen aan aqoon. Jasaakumullaah.
asl marka waad mahad santihiin marka xigta aad ayaan u danaynayaa waayo waxaan jeclahay in aan halkaa wax ku soo barto waayo dhulkayga ayaan wax u atari lahaa