GARSOORNEWS.COM – Fastest Independent Somali News Source

Layaabka Dunida Daawo Video : Gabar Yar Oo Tirinaysa Guud Ahaan Caasimadaha Wadamada Caalamka.

Dunida aynu ku nool nahay ma ahan wax cusub in maalinba maalinta ka danbaysa aad aragto wax kaa yaabiya, Gabar ay da’deeda aad u yartahay ayaa waxay ay xifdisay dhamaan caasimadaha aduunka iyadoo midii la waydiiyay hore ka sheegaysa.

Gabdhaan oo sida la qiyaasayo u dhalatay mid ka mid ah wadamada Asiyada Bari ee loo yaqaan indha yarta ayaa waxa la waydiinayaan qaar ka mid ah caasimadaha dalalka Dunida.

Hadaa Doonayso inaa maqasho caasimada Somaliya ee Muqdisho Video ga markuu maraayo 3daqiqo iyo 3 sikiin si fiican u dhagayso.

Hadaba nala daawo Layaabkaaan adaaa yaabi doone !!!!!

You must be logged in to post a comment Login

Photo Gallery

Designed by Afrotech