Kulamadii Real Madrid ay ku ciyaartay Bernabéu iyo Natiijooyinka Ciyaarahaasi
Kadib Lix Bilood oo Real Madrid ay tartamo badan ay ka qeyb galeyso ayaa waxaa ay Noqotay koox Garoonkeeda Santiago Bernabéu isku daafcday inta badan sanadkan iyagoo gool badana ku dhaliyay.
Real Madrid ayaa xili ciyaaredkan kaliya waxaa ay garoonkeeda Bernabéu ku dhalisay 60 gool 21 ciyaar oo ka kala ah tirsan tartamada la Liga, Champions League, Cup iyo Super Cup.
Kulamadii Real Madrid ay ku ciyaartay Bernabéu iyo Natiijooyinka Ciyaarahaasi.
| GAMES AT THE SANTIAGO BERNABÉU THIS SEASON | |||||||
| Date | Competition | Game | |||||
| 19-08-12 | Liga | Real Madrid 1-1 Valencia | |||||
| 29-08-12 | Supercopa | Real Madrid 2-1 Barcelona | |||||
| 02-09-12 | Liga | Real Madrid 3-0 Granada | |||||
| 18-09-12 | Champions | Real Madrid 3-2 Manchester City | |||||
| 30-09-12 | Liga | Real Madrid 5-1 Deportivo | |||||
| 20-10-12 | Liga | Real Madrid 2-0 Celta | |||||
| 03-11-12 | Liga | Real Madrid 4-0 Zaragoza | |||||
| 06-11-12 | Champions | Real Madrid 2-2 Borussia | |||||
| 17-11-12 | Liga | Real Madrid 5-1 Athletic | |||||
| 27-11-12 | Copa | Real Madrid 3-0 Alcoyano | |||||
| 01-12-12 | Liga | Real Madrid 2-0 Atlético | |||||
| 04-12-12 | Champions | Real Madrid 4-1 Ajax | |||||
| 16-12-12 | Liga | Real Madrid 2-2 Espanyol | |||||
| 06-01-13 | Liga | Real Madrid 4-3 Real Sociedad | |||||
| 09-01-13 | Copa | Real Madrid 4-0 Celta | |||||
| 15-01-13 | Copa | Real Madrid 2-0 Valencia | |||||
| 27-01-13 | Liga | Real Madrid 4-0 Getafe | |||||
| 30-01-13 | Copa | Real Madrid 1-1 Barcelona | |||||
| 09-02-13 | Liga | Real Madrid 4-1 Sevilla | |||||
| 13-02-13 | Champions | Real Madrid 1-1 Manchester | |||||
| 17-02-13 | Liga | Real Madrid 2-0 Rayo | |||||













