GARSOORNEWS.COM - Fastest Independent Somali News Source

DHAGEYSO:Xiliga lagu dhawaaqayo Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka Axmed Madoobe oo la shaaciyey
Kismayo(Garsoornews)–Madaxwayne ku xigeenka Maamulka Jubbaland garabka Axmed Madoobe, General C/laahi Sheekh ismaaciil (Fartaag) ayaa sheegay in ay soo gabogabowday doorashadii Madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa, wixii hadda ka danbeeyana ay guda gali doonaan sidii loo soo dhamaystiri lahaa qaybaha kale ee Maamulka.

Fartaag ayaa shegay muddo 14 Cisho ah in lagu soo dhisi doono Golaha Wasiirada Maamulka Jubbaland sida ku qoran Dastuurka u yaala Maamulkaasi.

Waxaa uu sheegay Dowladda Somaaliya in ay xili walba diyaar u yihiin wax walba inay wada hadal ku dhameeyaan, isagoona geesta kale ku dhaliilay dowladda inaysan u bislayn arimaha ka taagan Jubbooyinka.

Kismaayo ayaa waxaa ka jira dhowr Madaxwayne, waxaana ugu taageero badan sida dadku sheegayaan maamulka Axmed Madoobe, iyo Col. Barre Hiiraale oo isagu sheegtay inuu yahay Madaxwaynaha Jubbaland, hase yeeshee dadka Jubbooyinku waxay isha ku hayaan halka ay ku biyo shuban doonaan Madaxwaynayaasha faraha badan ee Kismaayo ka jira.

DHAGEYSO:

DHAGEYSO:IGAD oo Xal u raadinaysa Mashaakilka Siyaasadeed ee ka taagan Jubbaland
Muqdisho(Garsoornews)–Xoghaya Guud ee urur goboleedka IGAD Maxbuub Macalin oo Shir Jaraa’id Muqdisho ku qabtay ayaa faah faahin ka bixiyay kulan ay la qaateen madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana uu sheegay kulamadaasi inay kusoo dhamaadeen Guul.

Dhinaca kale waxaa uu sheegay waxyaabaha ay kala hadleen Madaxda dowladda Soomaaliya inay usoo gudbin doonaan urur goboleedka IGAD.

Dhinaca kale waxaa uu xusay Maanta inay ku wajahanyihiin Magaalada Kismaayo, sida ay halkaasi ugula kulmaan Dhinacyada iska soo horjeeda.

DHAGEYSO:Maxbuub-Macalin

DHAGEYSO:Madaxweyne Cusub oo kusoo biiray Madaxwayniyaasha Jubbaland
Kismayo(Garsoornews)–Cabdi Baalle Xuseen Guddoomiyihii hore ee Degmada Kismaayo Xiligii Isbahaysigii Dooxadda Jubba oo lasoo xiriiray Warbaahinta Garsoornews, isagoo ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in loo doortay Madaxwayanaha Jubba, kadib sida uu sheegay doorasho ka dhacday Magaalada Kismaayo.

Waxaa uu sheegay doorashadiisa inay ka dhacday gudah kismaayo, isla markaana ay kasoo qayb galeen masuuliyiin ka horay xilal oga soo qabtay Kismaayo iyo Xildhibaano hore, waxaana uu xusay inuu yahay Madaxwaynaha Rasmiga ah ee Jubba.

“Waxaa igu kalifay inaan Madaxwayne noqdo dadka ku dhaqan Kismaayo, waxaana ay doorashadaydu ka dhacday Xaafadda Fii Afmadow ee Magaalada Kismaayo” ayuu yiri.

Sidoo kale ayuu sheegaya arintani inay ku dhalatay kadib markii sida uu sheegay arkay Jahwarerka ka jara Magaalada Kismaayo, isagoona rajo ka muujiyay Madaxwaynayaasha Faraha badan inay isku soo dhawaan doonaan isla markaana ay hal dhinac iskugu imaan doonaan.

Wuxuu hoosta ka xariiqay Maamulkiisu inuu ka shaqayn doono guud ahaan gobolada Jubbooyinka.

DHAGEYSO:Guddoomiyihii-Hore-ee-Kismaayo

Kenya wants the AMISOM troops in Somalia expanded
UPDF Soldier in Somalia

UPDF Soldier in Somalia

NAIROBI(Garsoornews)–Deputy President William Ruto said the instability in Somalia is piling pressure on Kenya’s security situation.

According to Kenya’s Standard newspaper, he spoke when he met Congo Brazzaville President Denis Sassou Nguesso and his Gabon counterpart Ali Bongo separately in their respective countries.

The leaders talked about the need to expand the African Union forces in Mogadishu to ensure the Horn of Africa country was stable.

“We need to stabilize Somalia fully because the continued absence of a stable government is piling a lot pressure on Kenya,” Mr Ruto said.

Kenya, he added, was facing challenges in respect to hosting a big number of refugees and terrorist attacks from the Al Shabaab.

Presidents Nguesso and Bongo respectively congratulated the Jubilee Government for winning the elections saying their governments will collaborate with Kenya on the issue of supporting the Africa Union (AU).

They supported a proposal that AU should give enough resources and personnel to stabilise Somalia so that refugees can relocate back to their country for Kenya to mange its security issues without external pressure.

The Deputy President while briefing the two leaders on Kenya’s role in ensuring peace in the region observed.

“The Somalia problem has compounded insecurity in Kenya with frequent attacks by the Al Shaabab and proliferation of small arms.”

The three countries also agreed to set up a climate change secretariat considering Congo and Gabon lie on the Congo Basin where there is the amazon.

Kenya wants the Amison troops in Somalia expanded

Deputy President William Ruto said the instability in Somalia is piling pressure on Kenya’s security situation.

According to Kenya’s Standard newspaper, he spoke when he met Congo Brazzaville President Denis Sassou Nguesso and his Gabon counterpart Ali Bongo separately in their respective countries.

The leaders talked about the need to expand the African Union forces in Mogadishu to ensure the Horn of Africa country was stable.

“We need to stabilize Somalia fully because the continued absence of a stable government is piling a lot pressure on Kenya,” Mr Ruto said.

Kenya, he added, was facing challenges in respect to hosting a big number of refugees and terrorist attacks from the Al Shabaab.

Presidents Nguesso and Bongo respectively congratulated the Jubilee Government for winning the elections saying their governments will collaborate with Kenya on the issue of supporting the Africa Union (AU).

They supported a proposal that AU should give enough resources and personnel to stabilise Somalia so that refugees can relocate back to their country for Kenya to mange its security issues without external pressure.

The Deputy President while briefing the two leaders on Kenya’s role in ensuring peace in the region observed.

“The Somalia problem has compounded insecurity in Kenya with frequent attacks by the Al Shaabab and proliferation of small arms.”

The three countries also agreed to set up a climate change secretariat considering Congo and Gabon lie on the Congo Basin where there is the amazon.

Source:New Vision

DAAWO SAWİRADA : Xaflad Qaar Ka Mid Ah Aradada Somalida İstanbul Ay Kusoo Bandhigeen Hiddaha İyo Dhaqanka Somaliyeed
istanbul (garsoornews)- Waxa Maalinkii shalay ahaa ka dhacday Mid ka mid ah Jamaacadaha Ardada Somaalida ay dhigtaan ee ku taala Magaalada İstanbul Xaflad balaaran oo ay kasoo qayb galeen Qaar ka mid ah Ardada ku nool magaalada İstanbul, lagunu soo bandhigayay Hidada iyo dhaqanka somalida.

Xafaladaan oo ay kasoo qayb galeen boqolaal arday ah oo ka kala socday dhowr iyo 50 dowladood ayaa waxay u dhacday jawi aad u qurxoon.

Ardadaas waxa ka mid ahaa arday Somali ah oo si cajiib ah usoo bandhigay Dhaqanka iyo hidaha somaliyeed, iyadoo waraysiyo aan ka qaadnay dadkii xafaladaan kasoo qayb galay ay noo sheegen inay aad u jeclaysteen Cuntada Somalida gaar ahaan Canjeerada iyo walibana Sanbuuska.

Mid ka mid ah Macalimiinta wax ka dhiga jamacada laguna magacaabo Serap onsoy ahna profossorad ka dhigta Maadada American Culture jamacada Bahcesehir ayaa sheegtay inay aad ula yaabtay  Sida Soomalida u ciyaarayaan ciyaarta loo yaqaan dhaantada sido kale waxay sheegtay inay cunadooda aad uga heshay.

Xafladaan oo ay soo agaasimeen Qaar ka tirsan Aradayda Jamacada waxa ka barata uuna ugu horeeya gudoomiyaha jamaacada Mudane Axmed Xaaji Cali Xundubey ayaa casuumaad u fidiyay qaar ka tirsan Ardada Somaliyeed ee ku nool magalada İstanbul oo dhigta Jamcadaha Kale.

Sido kale ardada magacooda Xusida mudan ee Dhidid iyo dhafarba ku bixiyay si aradada caalamka loo tuso sharafta wadankeena ayaa waxaa ka mid ah Arday Maxamud Sacid Aden kuku, kasoo xaflada dhamaadkeeda ka sheegay sida uu ugu farxasan yahay sida walalahooda kale ay ugu soo qayb galeen xaflada, isagoo u mahad celiyay Dhamaan kasoo qayb galayaashi gaar ahaan Gabdhaha Somaliyeed ee oo u istaagay hir gelinta barnaamijkaan.

İbrahim shekh Maxamed waa gudoomiyaha Arada İstanbul oo isna halkas ka jeediyay hadal gaaban waxa hadalidiisa ka mid ahaa ” waxaan u mahad celinaa dhamaan aradadii isu xil saartay Barnaamijkaan qurxoon inaa tusno in kabadan 50 dowladood arday ka socota taasna waa sharaf, waxana u mahad celinaya si gaar ah eng. Daahir cali iyo Cabdi kheyr iyo dhamaan asxaabta”. ayuu hadalkiisa kusoo gababa gabeeyay.

hadaba nala daawo qaar ka mid ah Sawirada xaladii shalay ka dhacay jamacada Bahçeşehir university.

F.G : Mardhow Filo Videos ku saabsan dhaantooyinka iyo waraysiyo uu xafiiska Garsoornews kasoo duubay Xafaladii shalay.

Abukar Mohamed Abukar rkb

Xafiiska Wararka İstanbul.

DAAWO VİDEO : Xaflad Caleema Saar Ah Oo Loo Qabtay Mid Kamid ah 4ta Madaxeyne Ee Jubbaland
Kismaayo (garsoornews)-Maalmahan danbe waxaa dhagaha shacabka Soomaaliyeed ku batay isqabqabsiga ka taagan maamul usameeynta Jubboyinka oo noqotay islaanti foosha ku daahday balse dhawaan ayaa waxaa shirar kala duwan oo ka dhacay Magaalada Kismaayo lagu doortay sedax Madaxweyne mid ka mid ahna Maanta uu ku dhawaaqay in la doortay oo midba uu sheeganaayo in uu yahay Madaxweynaha Jubbaland State kuna andacoonayo in ay doorteen shacabka ka soo jeeda deegaanadaasi balse marka si hoosa loo eega ay doorteen afar oday oo ay isku beelyihiin oo jeebabka loo buuxiyay.

Hadaba Barre Aadan Shire Hiiraale oo ah Sargaal katirsan Ciidanka Dowlada Soomaaliya Horeyna uga mid ahaa Hogaamiyaashii Kooxaha ee Dalka ayaa ku dhawaaqay in uu yahay Madaxweynaha Rasmiga ah ee Maamulka Jubaland State ayaa Maanta Shacabka Kismaayo ku dhaqan ka Qeebgaleen Caleemasaarkiisa oo ka Dhacday Magaalada Kismaayo .

Nala daawo Video-gaan aan idiin-ka Soo qaadnay Tv ka mid ah Tvyada Somalida.

Dowlada Federalka Somalia Oo Amar Ku Bixisay İnay Dib Usoo Laabtaan Wafdigii Kismaayo
Wasiirka arimaha Gudaha iyo amaanka qaranka Xukuumada Soomaaliya Cabdi Kariin Xuseen Guuleed Barta uu Tuwitarka ku leeyahay Ku Soo qoray Maal Mihii Dambe warar badan oo uu uga hadlayo arimaha Jahwareerka ka taagan Kismaayo ayaa waxaa uu soo dhigay Hadal sheegay in Dowladu ay amar ku siisay wafdigii ay kismayao u dirtay in ay Dib ugu soo laabtaan Magaalada muqdiosho si Dowladu ay mar kale Go.aan uga Qaadato  Xaalada Jubooyinka.

“wafdigii Kismaayo loo diray iney dib u soo laabtaan,ayaan ku amarnay si dawladdu ay go’aan uga qaadato arrinta Kismaayo. Wafdigaasi aan u diray Kismayo ayaa noo sheegaya in kooxaha Kismaayo isku heysta ay kulan ka dalbadeen, balse howsha wafdiga maahan arrinkaas.Waxaan amar ku siinay in ay soo laabtaan” ayuu yiri cabdi kariin xuseen Guleed .

Wasiirka ayaa Bogiisa Tuwitarka warkaan uu soo dhigay waxaa uu uga hadlaydowlada Kenya gacanta ay ku yeelan karto Arimaha Kismaayo.

“Koox Jabhad qabiil ah oo hubeysan kama talin karto aayaha bulshada Jubbooyinka, waana u sheegnay dawladda Kenya iney faraha kala baxdo Arimahaas Dawladda Kenya waxey qeyb ka tahay dawladaha AMISOM soo diray, wax siyaasad iyo maamulna shaqo kuma lahan”ayuu Yiri wasiirka arimaha Gudaha.

Waxaa kale oo uu ka hadlay  Cabdi kariin Xuseen Guuleed Dowladu dadaalka ay u gashay Xal u helista Kismaayo waxaana uu yiri Dawladdu dadaal ma reeban, laakin dad qaswadayaal ah ayaa dhibaatada wada, tallaabo ayaana ka qaadeynaa.Axmed Madobe waxba ka duwan shacabka reer Kismaayo haddii uusan wali aaminsaneyn fikradihii uu ka soo laabtay.

Gudoomiyaha Baarlamaanada Carabta Oo Soo Gaaray Muqdisho
Muqdisho(garsoornews) Wafdigan uu hogaaminayey Sayid Maxamed Axmed Harwaan oo ah Gudoomiyaha Baarlamaanada Carabta ayaa waxay soo gaareen maanta magaalada Muqdisho.

Diyaarada ay la socdeen wafdiga oo kasoo degtayGaroonka Adan Cadde Airport ayaa waxa ka hor tagay mas’uuliyiin katirsan dawlada soo dhaweyn wanaagsana ugu sameeyeen isla garoonka.

Gudoomiye Kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka Somaliya Jeylaani Nuur Iikar oo la hadlay saxaafada ayaa waxa uu sheegay in wafdigaan ay muqdisho kusugnaan doonaan muddo labo maalmood ah islamarkaana ay kulamo la qaadan doonaan wafdigaan madaxda dawlada Somaliya.

Sidoo kale Gudoomiyaha Baarlamaanada Carabta Sayid Maxamed Axmed Harwaan ayaa dhankiisa ka hadlay imaatinkooda Muqdisho iyo waxyaabaha uu ku saabsan yahay isagoo sheegay in taageerida Baarlamaanka iyo caawimaada Shacabka Somaliyeed inay ugu weyn tahay sida uu hadalka u yiri.

Inkastoo wafdigaan uu horkacayey gudoomiyaha Baarlamaanada Carabta aysan hore u imaan muqdisho hadana waxa xusid mudan in Xubno beesha caalamka ka socday inay Xamar yimaadeen tan iyo markii shabaab iskaga baxeen 6 Augusto 2011-kii waxaana badankood shaqsiyaadkii Muqdisho yimid ay sheegeen in hormar iyo isbadal ay ku talaabsatay labo sano gudahood Magaalada Muqdisho.

Daawo Sawirada : Kulan Aan Caadi Ahayn Oo Maanta Wafdi İGAD ka Socda Ay La Qaateen Ra’isal wasaare Saacid
Muqdisho(garsoornews)- Wararka laga helaayo kulan soo gabagaboobay saacad ka hor uuna u dhaxeeyay Wafdi balaaran oo ka socda Dowladaha Ku bohoobay Ururka İGAD iyo walibana Ra’isal wasaraha Dowlada Federalka somaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa ka dhacay Magalada muqdisho.

Kulankan oo ahaa mid albaabada u xirnaa, saxaafadana ay dibad joog ka aheyd ayaa waxaa looga hadlayay arrimaha Jubooyinka, gaar ahaan doorashadii ka dhacday Kismaayo ee loogu doortay Labada Madaxweyne.

Wafdigan ayaa waxaa hogaaminayay Maxbuub Macalin oo xoghayaha guud ee IGAD, Jen Gabre oo ahaa Taliyihii Ciidamadii Itoobiya ee Soomaaliya soo galay sanadkii 2006-dii, balse ah Ergeyga Itoobiya ee IGAD, Safiirada dalalka ku bahoobay IGAD oo uu ku jiro Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya.

Booqashada wafdigan ayaa horay lagu go’aamiyay shirkii Madaxweynayaasha IGADF ee dhacay 3-dii Marso, waxaana u jeedka waftigaan uu yahay sidii ay war bixin uga diyaarin lahaayeen arrimaha gobolada Jubooyinka, iyagoo horgeyn doona waxyaabaha ay kala soo kulmaan shir madaxeedka IGAD ee dhamaadka bishan ka dhacaya Addis Ababa.

Ugu horayntii Eng. Maxbuub Macalin ayaa ka warbixiyey u jeedka socdaalkooda ay ku yimaadeen magaalda Muqdisho.

“Sidaan la socono Soomaaliya waxay xubin muhiim ah ka tahay IGAD, waxaana loo asaasay ururkan arrimaha horumarka dalalka ku bahobay dalada IGAD, imaatinkayguna wuxuu jawaab u yahay dalabkii madaxweynayaasha IGAD ee shirkoodii aan caadiga ahayn ee ay ku yeesheen magaalda Adis-Ababa horaanta bishaan. Ilaa iyo intii aan soo gaarnay Muqdisho waxaan kulamo la yeelanay bulshada qaybaheeda kala duwan, waxaase muhiimad gaar ah noo leh kulankaan aan la qaadanayno Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda FS” ayuu yiri Eng, Maxbuub.

Dhanka kale Wasiirka Warfaafinta oo qayb ka ahaa kulankii maanta ayaa sheegay in ay dowladu u gudbisay gudiga ka socda wadamada IGAD mowqifkeeda ku aadan xasilinta dalka iyo maamul u samaynta gobolada, dowladuna ku salaynayso qorshaheeda war murtiyeedkii ka soo baxay shirkii 21-aad ee ay isugu yimimaadeen madaxweynayaasha urur gobleedka IGAD oo ka dhacay magaalada Adis-Abab 3-da May.

Wafdigii ka socday İGAD ayaa sheegay inay taageersan yihiin Midnimada Umada Somaliyeed aysan ka raali ahayn kala qaybsanan ku timaada wadanka.

DAAWO VİDEO : Ciyaaryahanka Boubacar Barry Oo Birta Madaxa La galay Kuna Sigtay İnuu Dhinto
Goolhayaha kooxda kubadda cagta ee Lokeren ee dalka Bilgium Boubacar Barry, ayaa wuxuu ku sigtay geeri, xilli uu doonaayay inuu qabto kubad, lagu soo laaday.

goolhayahaan oo u dhashay dalka Ivory Coast ayaa wuxuu birta ku dhufsaday madaxa, waxayna tani xaalad halis badan ay gelisay xaaladiisa nololeed.

Kooxda goolhayahaan ee Lokeren, ayaa waxay la ciyaareysay kooxda Brugge,  xilligii ay ku dhaceysay dhacdadaan, oo noqotay mid ay bulshadu hadal heyso.

Barta bulshada ay muuqaalada kala duwan soo geliso ee Youtube-ka, ayaa waxaa la soo geliyay dhacdada ku dhacday goolhayaha u dhashay Wadanka Ivory Coast.