Daawo Video QOSOL : Madaxweyne Mwai Kibaki Oo Arin Layaab leh Ku Dhacday, Sirwaalki Oo Ka Dhacay
Garsoornews- Madaxwaynaha wadanka Kenya Muwai Kibaki ayaa qabsatay arin layaab leh kadib markuu sirwaalka ka dhacay asagoo jeedinayay qudbad.
Wariyayasha ku sugnaa shirka ayaa duubay qayb ka mid ah filimka walow barta internatka lagu shaaciyay qaybo yar oo ka mid ah filimkaas.
Sida ka muuqata Filimka Kibaki ayaa soo qabsanaya surwaalkiisa asagoo dhoola cadaynaya kadibna mid ka mid ah cidaanka amaanka ayaa wuxu isku dayaya in kaamira maanada uu ka qariyo.
Dadka qaar ayaa leh madaxwaynaha waxaa ka waynaa surwaalka iyagoo qaarkoodna ay leeyihiin suunka ayaa ka furmay .
Habada nala daawo Videogaan qosolka badan.













