Comments for GARSOORNEWS.COM - Fastest Independent Somali News Source

Comment on Akhriso Taariikhda Taliyiha Cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Somalia Jen. Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) by Hassan moto
hambalyo ayey u tahay iney kabaxaan somaliya ciidanka ku sheega itoobia taas waxaan uga jeedaa hadii itobia ay dhab ka aheed iney nala dhisaan dowlad deris wanaagsanu dhaxmaro waxaanu ilaabi laheen jalaafooyinkii ka horeeyey tan ay hada sameeyeen oo   illaah  fadligiis noqon doonta tii ugu fududeed oo ay nagu sameeyaan hadii aan dib u eegno tii mililiq uu inoo dhigay oo uu kula heshiiyey faransiiska iyo tii xeyle salaase oo iyaduna ku wiiqqeysay una hirgasha dhamaan israaca shanta gobal ee somalia bel eeg syl waxuu ka qabay iyo dagaalkii u ku qaaday jigjiga xafiiskoodii bal hadana angoo wali ciidan laheyin 1964 maxaa dhacay kuwii markaas u kabaqayay hadii la dhiso waa ragii 77kii gaarsiiyay iney naftooda rahan u dhigtaan si ay ruush iyo kubaan u caawinaan ficlan ragii  hogaanada ciicanka mamulayeyna waa kuwa wali wada nool waxey lahaayeen dhowur qarni oo kale ayey rabtaa somalia soo noqoshadeedu balse kedis bey ku noqotay dadkii shalay iyagoo qabiilo isku ceyirsanaya buburiyay cidamadii adiis ilmaha looga seexin jiray baa dib u noolanaa kuma jirin waxaana aad ugu faraxsanahay iney fashilanto dowladii oo aan wali sanad gaarin iney ka gurtaan si ay naga horjoogeen isticmaar anaga wilasheena shabaab dhib malaha hadna waa iney ku caqli qaataan waxa laga celinayo oo barakacaaya iney yihiin aabo iyo hooyo walaal rayi ku kaladuwanaada lakiin runtu waa inaan jiritaan somaali danbe cidna rabin xaga itobia iyo cid kastoo neceb wada jirka somaliya marka Illah dile ayaa  dhintee allaha u naxariisto inta dhimatay iyo inta dhawacantaba waxaan  iney aheyin siyaasad xumo quseysa dowladeena cusub balse ay tahay midka fashilan tahay itoobia . waayo ninkii dherebta kugu naca guudka kuuma dhilo . waliba hadii aan talo siiyo dowlada iyo madaxdeeda sare waa iney itoobia dhamaan ciida somaaliya ka baxdo. baan ku tali lahaa somaliyana ayadaa shacab iyo madaxba isku filan waa hadii axdigu yahay mid laga dhabeynayo ama  larabo ciidan somaliyeed oo dhab  ah mahadsanidiin

hassan moto .

Comment on Ma Doonaysaa Waxbarasho Lacag la’aan Ah ka hesho Turkiga? Ka Akhrsio Warbixintan by ruwayda
asl marka waad mahad santihiin marka xigta aad ayaan u danaynayaa waayo waxaan jeclahay in aan halkaa wax ku soo barto waayo dhulkayga ayaan wax u atari lahaa

Comment on Saraakiil ka socota AMISOM oo gaarey Baydhobo by Mastar mohamed bayuuk
Aniga waxaan ahay qof kasoo jeera baay iyo bokool lkn doorka ciidamada dowladda iyo amisoom ee baay iyo bokool uma dhergin dhanka kale waxaan umahad celinaaya xildhibaan sheeikh aadan maxamed nuur sheeikh aadan madoobe oo si xagar la.aan ah shacabka reer baay iyo bokool ugu dagaalamaaya tan kale waxaa leyahay dowladda federaalka ah iyo ciidamada amisoom fadlan shacabka reer baay iyo bokool kadaa faca cadowga mise iskaga baxa

Comment on Al-shabab oo Cafis u fidiyay dadkii la shaqayn Jiray Ciidamaddii Ethiopia ee ka baxay Xudur by james bonge
WAXA IS WEYDIIN MUDAN  MESHA AY KA KEENAN. BABURTA SHIDAALKODA IYO RASAASTA , INTAAAS HADAANU OGANO WAXANU HELI KAREYNA XAL WAARA

BALSE WAXAY ANIGU IGULA MUUQATA IN AY HAYSTAN[ INSIDERS]  SIDAA DARTEED  WAXABA U BAAHAN DAWLADA IN LAGA SIFEEYO DHEXDEEDA AL SHAYDIIN

Comment on DHAGEYSO:Wariye Nuxurkeey oo Muqdisho lagu aasay by Kamaalsuufishekh
Waxan.ad.ugaxumahay.geridii.ku.timid.marxun.nuxurkeey.oo.ku.geryooday.maqidisho.il.lahy.ha.unax.riisto.wlll.leyga.waxan.ahay.wiil.ku.nol.butlan.gar.ahn.csmda.mglmdx.garowe.in.naa..lh.wny.rjcn

Comment on DAAWO SAWIRADA:Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho by Abdi Sankus
Asc wr wb shaqalaha webka Garsoornews waa anigoo ah Abdi Sankus oo jooga xerooyinka dhadhaab  Inaa lilaah waa inaa ileyhi raajicuun walaahi waa yaab anagana hadaanahay dadka xerooyinka kunool waxan islahayn maalin maalmaha kamid ah in aan dib ugu soo laabaneyno dalkeena Hooyo balse qaraxan niyadeyna waxbuu udhimiyaa aad iyo aad ayaan uga xunahay waan u tacsiyeynayaa dadka soomaaliyeed kuwa kudhintay iyo kuwa ku dhaawacbeyba .

Comment on DAAWO SAWIRADA:Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho by Abdi Sankus
Asc wr wb shaqalaha webka Garsoornews waa anigoo ah Abdi Sankus oo jooga xerooyinka dhadhaab  Inaa lilaah waa inaa ileyhi raajicuun walaahi waa yaab anagana hadaanahay dadka xerooyinka kunool waxan islahay maalin maalmaha kamid ah in aan dib ugu soo laabaneyno dalkeena Hooyo balse qaraxan niyadeyna waxbuu udhimiyaa aad iyo aad ayaan uga xunahay waan u tacsiyeynayaa dadka soomaaliyeed kuwa kudhintay iyo kuwa ku dhaawacbeyba .

Comment on Labo Askar oo lagu toogtay Magaalada Kismaayo by ali
waxaan ka xumahay toogashada lagu tooganayo gacan ku dhiiglahayasha,waxaa haboon inaad sugtaan qofka layska tooganaya,ilaad dawlad rasmiya noqonaysan,xirtaan qofkii danbi gala,ilaa mudo laxaqiijiyo inay yihiin dadkii runta ahaa ee wax dilay inay yihiin,ama lasago ilaa maxkamad lagasameynayo. amaad ilah danbi kagashan madaama ay naan noqon dawlad buuxda halkaasna caradii ilahay ini ku dhacdaa halaga fiirsado.

Comment on Ma Doonaysaa Waxbarasho Lacag la’aan Ah ka hesho Turkiga? Ka Akhrsio Warbixintan by Abdulkadir Gedow
Asalmu calaykum(WWB), Allaa mahad leh…..kadib waxaan idinka mahad celinayaa hawshan kheyrka qabta oo aad u soo gudbiseen guud ahaan ardada jecel inay waxbarashadooda sii wataan. ajirkeedana waad helaysaan insha allah. Waxaan rabaa inaan halkaan uga faa´iideysto inaan aad u danaynaayo mawduucaan waayo waxaa jira arday badan oo u baahi qabta hase yeeshee jidkay u mari lahaayeen aan aqoon. Jasaakumullaah.

Comment on Nalalka Ku Shaqeeya Ileyska Qoraxda Oo Lagu xiray Wadada Wadnaha,Muqdisho oo Iftiimaysa(Warbixin) by farah abdi
waaaaaaw masha.allah