GARSOORNEWS.COM - Fastest Independent Somali News Source » Sports

DAAWO VİDEO : Ciyaaryahanka Boubacar Barry Oo Birta Madaxa La galay Kuna Sigtay İnuu Dhinto
Goolhayaha kooxda kubadda cagta ee Lokeren ee dalka Bilgium Boubacar Barry, ayaa wuxuu ku sigtay geeri, xilli uu doonaayay inuu qabto kubad, lagu soo laaday.

goolhayahaan oo u dhashay dalka Ivory Coast ayaa wuxuu birta ku dhufsaday madaxa, waxayna tani xaalad halis badan ay gelisay xaaladiisa nololeed.

Kooxda goolhayahaan ee Lokeren, ayaa waxay la ciyaareysay kooxda Brugge,  xilligii ay ku dhaceysay dhacdadaan, oo noqotay mid ay bulshadu hadal heyso.

Barta bulshada ay muuqaalada kala duwan soo geliso ee Youtube-ka, ayaa waxaa la soo geliyay dhacdada ku dhacday goolhayaha u dhashay Wadanka Ivory Coast.

Top News : Bayern München Oo Masjid Ka dhisaysa Garoonkeeda Allianz Arena
Kooxda Bayern Munich ee reer Germany ayaa shabakadeeda rasmiga ah ka sheegtay inay go’aansadeen inay misaajid dhamaystiran ka dhex dhisayso garoonka Allianz Arena, fikradan oo ka dhigaysa kooxda ugu horeyasa ee ka dhista misaajid garoon dhexdii.

Fikradan oo uu dhaliyay xidiga muslinka ah ee Frank Ribery, kaaso ka dalbaday kooxda meel ay ku tukadaan ciyaartoyda iyo taageerayasha muslinka ah, halkaso ay kooxdu bixin doonto %85aduunka uu ku kacayo masjidkani, halka ay taageerayasha iyo ciyaartoydu bixinayan inta kale.

War Rasmi Ah Oo Lagu Shaaciyay Boga Chlesea Fc Ka aqriso halkaan.
Kooxda Chelsea ee dalka England ayaa shaacisay inay heshiiska u cusboonaysiisay ruug cadaageeda khadka dhexe Frank Lampard muddo hal sanno, kaaso sii joogi doona Stamford Bridge ilaa iyo xagaaga dambe.

Waxa uu sheegay Ron Gourlay mid ka mida madaxda sare ee kooxda Chelsea “Lampard waxa uu qayb waynka qaatay kooxda Chelsea sanadihii ina dhaafay, wadahadaladuna waxay socdeen ilaa iyo sanadkii hore dhamaadkiisii, waananu ku faraxsanahay inuu nala sii joogo Super Frank”

Laacibkan 34jirka ah waxa uu sheegay ka dib markii uu cusbonaysiiyay heshiiska “absolutely aadban u faraxsanahay,  dadkoo dhami way ogaayeen in riyadaydu tahay inan joogo kooxda Chelsea, aadban u jeclahay ciyaartoyda kooxdan, maamulka iyo shaqaalahaaba aadbanan ugu mahadnaqayaa dhamaan taageerayasha iyo mulkiilaha kooxda Abramovic”.

Waxa xusid mudan in xilli ciyaareedka soo socda uu noqon doono kii 13aad ee uu Frank lasii joogo kooxdiisa Chelsea ee dhawaan ku guulaysatay horyaalka Europa League.

Lampard’s Chelsea career

<colgroup>
<col width="1*" />
<col width="1*" />
<col width="1*" /></colgroup>

Season

Appearances*

Goals

2001-02

53 (4)

7

2002-03

48 (2)

8

2003-04

58 (2)

15

2004-05

58 (5)

19

2005-06

50 (2)

20

2006-07

62 (4)

21

2007-08

40 (2)

20

2008-09

57 (1)

20

2009-10

51 (2)

27

2010-11

32 (1)

13

2011-12

49 (11)

16

2012-13

46 (10)

17

Carrick Oo Noqday Laacibka Sanadka Ee Kooxda Man United
Kooxda Manchester United xidigeeda qadka dhexe  Michael Carrick ayaa waxaa loo doortay in uu yahay ciyaaryahanka ugu wanaagsan kooxda Man United sanadkan.

31-jirkaan ayaa waxaa lagu gudoonsiiyay garoonka Old Trafford abaalmarin xidiga ugu wanaagsan kooxda oo sanadkasta la bixiyo iyadoo xaflad gaar ah lagu siiyay abaal marintaas.

Carrick ayaa dhawaan waxa uu ka mid ahaa ciyaaryahanadii u sharaxnaa abaal marin ciyaaryahanka ugu wanaagsan horyaalka Premier leaguea ,ciyaaryahankan ayaa kooxda United-ka waxa uu u saftay xili ciyaareedkaan dhamaan tartamada ilaa iyo 46-kulan.

Sidoo kale Robin van Persie ayaa waxa uu helay abaal marinta ciyaaryahanka ay ugu taageerada badan yihiin taageerayaasha kooxda sanadkaan ,waxa uuna kooxda u dhaliyay 29-gool xili ciyaareedkaan.

Chelsea Oo Ku Guuleystay Koobka Europa League
Kooxda Kubada Cagta Chelsea ee ka dhisan dalka Ingiriiska ayaa ku guuleystay Koobka Europa League kaddib markii ay garaacda Kooxda Benfica ee dalka Portugal.

Ciyaar kulul oo ka dhacday Magaalada Amsterdam ee dalka Holland ayaa waxa ay ugu suurta gashay kooxda Chelsea in gool soo daahay ay ku hanto koobka Europa League oo aha koobka kaliya ee ay rajada kala heyd.

F. Torres ayaa daqiiqadii 60-aad ee qeybtii danbe ee ciyaarta hogaanka u dhiibay kooxda Chelsea waxaana ciyaartu ay noqtay 1-0.

Laakiin laacibka kooxda Benfica Cardozo ayaa ciyaarta ka dhigay 1-1 daqiiqadii 68 aad markii uu gool u badalay Rigoore loo dhigay kooxdiisa oo ka dhalaytay maano uu taabtay Azpilicueta oo u ciyaara kooxda Chelsea.

Si kastaba dhamaadkii ciyaarta oo waqti dheeraad ah lagu daray ayaa koorno ay heshay kooxda Chelsea waxaa ka faa’iideeyay B. Ivanovic oo meel dheer kubada ka galiyay shabaqa kooxda Benfica.

Ciyaarta ayay Chelsea guul ugu dabaal dagtay 2-1.

Kooxda Chelsea ayaa noqotay kooxdii ugu horeysay Taariikh ee labo sano oo isku xigta ku guuleysta horyaalada Yurub ee kala ah Champions League iyo Europa League.

Chelsea ayaa sanadkii hore ku guuleystay Champions League iyadoo hadana la caraawday Europa League.

Giggs ,Ferguson iyo David Moyes oo kulan gaar ah ka yeshay arinta Rooney
Tababaraha saaxada ka sii baxaya ee Sir Alex Ferguson ,macalinka cusub ee Manchester United David Moyes iyo ciyaariyahan Ryan Giggs ayaa la sheegay in ay kulan gaar ah ka yeeshen xaalada super star-ka United Wayne Rooney.

David Moyes ayaa codsaday in Ferguson ay kawada hadlaan xaalada kacsan ee Rooney ,iyadoo Ferguson uu amray in Giggs uu ka qeyb galo shirka.

Sadexda nin ayaa kulan aan caadi aheyn ku qaatay Alderley Edge Hotel

Goob joogayaal ayaa usheegay jariirada The Sun in dooda sadexda nin ay socotay Ilaa 90 daqiiqo,laguna faaqidayay xaalada Rooney .

Wayne ayaa dalbaday in ay kooxdu iibiso ,laakiin David Moyes ayaa la sheegay in Ferguson iyo Giggs kala tashanayay sidii loo celin lahaa.

The Sun waxaa ay sheegtay in aan la ogeyn waxa ka soo baxay kulanka sadexda nin.

Waxaa uu ahaa kulankii ugu horeyay ee David Moyes uu la qaato macalinka shaqada ka sii baxaya ee Ferguson ,tan iyo marki la magacabay.

Ferguson ayaa horey usheegay in arinta Rooney ay utaalo macalinka cusub.

Top News: Kaka & Ronaldinho Oo Laga Reebay Xulka Brazil Ee Ka Qeybgalaya
Xidigihii hore ee ku guuleystay Abaalmarinta Ballon d’Or  ee  Kaka  iyo Ronaldinho ayaa laga reebay ciyaartoyda xulka qaranka Brazil u matali doona koobka  Confederations Cup.

Macalinka xulka Brazil ayaa soo xushay ciyaartoy da’yar ah waxana ay ka koobanyihiin:

Gool-haye

Kooxda

Diego Cavalieri

Fluminense

Jefferson

Botafogo

Julio Cesar

QPR

Difaacyada

Dani Alves

Barcelona

Filipe Luis

Vasco da Gama

Marcelo

Real Madrid

Jean

Fluminense

David Luiz

Chelsea

Dante

Bayern Munich

Rever

Atletico Mineiro

Thiago Silva

Paris Saint-Germain

Khadka dhexe

Fernando

Gremio

Jadson

Sao Paulo

Hernanes

Lazio

Luiz Gustavo

Bayern Munich

Oscar

Chelsea

Paulinho

Corinthians

Bernard

Atletico Mineiro

Weerar

Fred

Fluminense

Hulk

Zenit St Petersburg

Lucas Moura

Paris Saint-Germain

Neymar

Santos

Leandro Damiao

Internacional

BREAKING NEWS:26 Sano kadib,Sir Alex Ferguson oo ka fariisanaya Tababarnimada Manchester United
Waxaa jira warar sheegaya in tababare Sir Alex Ferguson lala xiriirinaayo in 26-sano ka dib uu howlgab ka noqdo howsha kooxda Manchester United.

Jariirada Telegraph ayaa lagu qoray in 71-jirkaan uu qorsheenayo gabagabada todobaad in uu ku dhawaaqo ka fariisashada howsha kubada cagta.

Macalinkaan u dhashay Scotland ayaa kooxda gacanta u galiyay horyaalkooda 20-aad xiligaan waxana uu laf ahaantiisa kooxda u qaaday 13-jeer horyaalka tan iyo markii uu xilka tababarnimo ka qabtay garoonka Old Trafford.

Kooxda Man United ayaa iminka waxa ay heysataa liis tababarayaal oo u sharxan in ay xilka kala wareegan macalinkaan haduu ciyaaraha ka fariisto.

Steven Gerrard Oo Khaliin Lagu Sameynayo Todobaadkan
Kabtanka Liverpool iyo xulka England Steven Gerrard ayaa khaliin looga sameyn doonaa Garbaka Todobaanka gudihiisa sida ay sheegtay kooxda Liverpool.

Khadka dhexe ee Liverpool oo 32-sano jir ah ayaa ku soo bilaawday 36-kulan oo Reds-ka ay ciyaartay horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan.

Si kastaba dhawaca Gerrard ayaa sii xumaanayay Todobaadyadii dhawaa waxaana Liverpool ay go’aan satay in khaliinta Liverpool hada la sameeyo.

Steven Gerrard ayaa seegi doona labada kulan ee ugu danbeysa ee ay kooxdiisu ka hortagi doontoo Fulham iyo Queens Park Rangers, laakiin waxaa la filayaa in kulamada bilawga xilli ciyaareedka uu soo kabto.

Sidoo kale Gerrard ayaa seegi doona kulamada saaxiibtinimo ee xulka Sadaxda Libaad ay la dheeli doonaan Republic of Ireland iyo Brazil 29 May iyo 2 June.

DAAWO VIDEO:Mo Farah: “Waan ku faraxsanahay Shirka London,waxaa la joogo xilligii Caalamka uu si wadajir ah wax uga qabanlahaa Somalia”
Mo Farah oo ku faraxsan shirka London

London(Garsoornews)–Mo Faarax oo ah Oradyahan haysta Dhalashada Ingiriiska, balse asal aahaan ka soo jeeda Soomaaliya ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay qabsoomidda Shirka Arrimaha Soomaaliya looga hadalayo ee 7-da Bishan ka furmaya magaalada London.

Maxamed Faarax ayaa sheegay in la joogo xilligii Caalamku uu si wadajir ah waxa uga qabanlahaa xaaladda ka jirta Soomaaliya, isagoo tilmaamay in dalka ay waxyeello ba’ani ka soo gaartay dagaalladii socday 20-kii sano ee ugu dambeeyay.

Mo Faarax ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku sugan yihiin boqollaal carruur ah oo ku dhex barbaartay fowdo iyo colaad, kuwaasoo aan helin nabadgeliyo iyo fursad waxbarasho, balse isagu uu ka tirsan yahay dhallinyarada Soomaaliyeed ee fursad u heshay in dalka dibadiisa yimaadan si ay u helaan waxbarasho iyo nolol wanaagsan.

Wuxuu ku boorriyay shacabka Soomaaliyeed inay dowr weyn ka qaataan dedaallada ay dowladda Soomaaliya ku doonayso inay dib u soo noolayso hay’addaha iyo xarumaha dowladda si dalka loogu soo dabbaallo nabad waarta, isagoo rajo weyn ka muujiyay in go’aamo wax ku ool ah ay ka soo bixidoonaan shirka London ka dhicidoona.

Mo Faarax ayaa dalka Britain u qaaday billahada dabahka ee 10-ka kun iyo 5-ta kun ee mitir cayaarihii Olombika adduunka ee  Ingiriiska lagu qabtay sanadkii hore, sidoo kale waxa uu aas-aasay hay’adda Mo Faarax Foundation oo gudaha Soomaaliya ka dhistay iskuullo iyo xarumo caafimaad taasoo laga furay labo sano ka hor.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA