
Goolhayaha kooxda kubadda cagta ee Lokeren ee dalka Bilgium Boubacar Barry, ayaa wuxuu ku sigtay geeri, xilli uu doonaayay inuu qabto kubad, lagu soo laaday. goolhayahaan oo u dhashay dalka Ivory Coast ayaa wuxuu birta ku dhufsaday madaxa, waxayna tani xaalad halis badan ay gelisay xaaladiisa nololeed. Kooxda goolhayahaan ee Lokeren, ayaa waxay la ciyaareysay [...]
Fri, 17 May 2013 18:45 2013 | Posted in
Sports |
Read More »

Kooxda Bayern Munich ee reer Germany ayaa shabakadeeda rasmiga ah ka sheegtay inay go’aansadeen inay misaajid dhamaystiran ka dhex dhisayso garoonka Allianz Arena, fikradan oo ka dhigaysa kooxda ugu horeyasa ee ka dhista misaajid garoon dhexdii. Fikradan oo uu dhaliyay xidiga muslinka ah ee Frank Ribery, kaaso ka dalbaday kooxda meel ay ku tukadaan ciyaartoyda [...]
Fri, 17 May 2013 18:42 2013 | Posted in
Sports |
Read More »

Kooxda Chelsea ee dalka England ayaa shaacisay inay heshiiska u cusboonaysiisay ruug cadaageeda khadka dhexe Frank Lampard muddo hal sanno, kaaso sii joogi doona Stamford Bridge ilaa iyo xagaaga dambe. Waxa uu sheegay Ron Gourlay mid ka mida madaxda sare ee kooxda Chelsea “Lampard waxa uu qayb waynka qaatay kooxda Chelsea sanadihii ina dhaafay, wadahadaladuna [...]
Fri, 17 May 2013 18:39 2013 | Posted in
Sports |
Read More »

Kooxda Manchester United xidigeeda qadka dhexe Michael Carrick ayaa waxaa loo doortay in uu yahay ciyaaryahanka ugu wanaagsan kooxda Man United sanadkan. 31-jirkaan ayaa waxaa lagu gudoonsiiyay garoonka Old Trafford abaalmarin xidiga ugu wanaagsan kooxda oo sanadkasta la bixiyo iyadoo xaflad gaar ah lagu siiyay abaal marintaas. Carrick ayaa dhawaan waxa uu ka mid ahaa [...]
Fri, 17 May 2013 18:36 2013 | Posted in
Sports |
Read More »

Kooxda Kubada Cagta Chelsea ee ka dhisan dalka Ingiriiska ayaa ku guuleystay Koobka Europa League kaddib markii ay garaacda Kooxda Benfica ee dalka Portugal. Ciyaar kulul oo ka dhacday Magaalada Amsterdam ee dalka Holland ayaa waxa ay ugu suurta gashay kooxda Chelsea in gool soo daahay ay ku hanto koobka Europa League oo aha koobka kaliya ee [...]
Thu, 16 May 2013 12:06 2013 | Posted in
Sports |
Read More »

Tababaraha saaxada ka sii baxaya ee Sir Alex Ferguson ,macalinka cusub ee Manchester United David Moyes iyo ciyaariyahan Ryan Giggs ayaa la sheegay in ay kulan gaar ah ka yeeshen xaalada super star-ka United Wayne Rooney. David Moyes ayaa codsaday in Ferguson ay kawada hadlaan xaalada kacsan ee Rooney ,iyadoo Ferguson uu amray in Giggs [...]
Wed, 15 May 2013 10:47 2013 | Posted in
Sports |
Read More »

Xidigihii hore ee ku guuleystay Abaalmarinta Ballon d’Or ee Kaka iyo Ronaldinho ayaa laga reebay ciyaartoyda xulka qaranka Brazil u matali doona koobka Confederations Cup. Macalinka xulka Brazil ayaa soo xushay ciyaartoy da’yar ah waxana ay ka koobanyihiin: Gool-haye Kooxda Diego Cavalieri Fluminense Jefferson Botafogo Julio Cesar QPR Difaacyada Dani Alves Barcelona Filipe Luis Vasco da Gama Marcelo Real Madrid Jean [...]
Wed, 15 May 2013 10:31 2013 | Posted in
Sports |
Read More »

Waxaa jira warar sheegaya in tababare Sir Alex Ferguson lala xiriirinaayo in 26-sano ka dib uu howlgab ka noqdo howsha kooxda Manchester United. Jariirada Telegraph ayaa lagu qoray in 71-jirkaan uu qorsheenayo gabagabada todobaad in uu ku dhawaaqo ka fariisashada howsha kubada cagta. Macalinkaan u dhashay Scotland ayaa kooxda gacanta u galiyay horyaalkooda 20-aad xiligaan [...]
Wed, 08 May 2013 11:37 2013 | Posted in
Sports |
Read More »

Kabtanka Liverpool iyo xulka England Steven Gerrard ayaa khaliin looga sameyn doonaa Garbaka Todobaanka gudihiisa sida ay sheegtay kooxda Liverpool. Khadka dhexe ee Liverpool oo 32-sano jir ah ayaa ku soo bilaawday 36-kulan oo Reds-ka ay ciyaartay horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan. Si kastaba dhawaca Gerrard ayaa sii xumaanayay Todobaadyadii dhawaa waxaana Liverpool ay go’aan [...]
Wed, 08 May 2013 11:32 2013 | Posted in
Sports |
Read More »

London(Garsoornews)–Mo Faarax oo ah Oradyahan haysta Dhalashada Ingiriiska, balse asal aahaan ka soo jeeda Soomaaliya ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay qabsoomidda Shirka Arrimaha Soomaaliya looga hadalayo ee 7-da Bishan ka furmaya magaalada London. Maxamed Faarax ayaa sheegay in la joogo xilligii Caalamku uu si wadajir ah waxa uga qabanlahaa xaaladda ka jirta Soomaaliya, [...]
Fri, 03 May 2013 18:03 2013 | Posted in
Articles,
Somali News,
Sports |
Read More »