GARSOORNEWS.COM - Fastest Independent Somali News Source » Somali News

DAAWO VIDEO:Xildhibaano wada “Moshin” ka dhan ah RW Saacid oo laga hor istaagay kulan ay ku lahaayeen Muqdisho
Muqdisho, Somalia(Garsoornews)–Waxaa Maanta loo diiday inay ku kulmaan Hotel ku yaalla Muqdisho Xildhibaano dhowr ah oo doonaya inay Moshin ka keenaan R/Waasaraha Somalia Cabdi Farah Shirdin Saacid.

Halkaan ka Daawo Muuqaalka Shirkooda Jaraa’id

Madaxweyne Xasan Sheekh:Midnimada Somalia waa “Muqaddas”
Xasan Sheekh: Midnimada Soomaaliya waa lama taabtaan

Muqdisho,Somalia(Garsoornews)–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa sheegay in midnimada Soomaaliya ay tahay muqaddas, si kasta oo lagu helayana ay dowladda Soomaaliya ku raadineyso.

Madaxweynaha oo maanta warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegya in dowladda ay diyaar u tahay inay si wada-hadal iyo nabad ah ku raadiso midnimada shacabka Soomaliyeed.

Wuxuu sheegay inay dowladda hirgeliso nidaamka federaalka ah ee uu dastuurka qorayo, taasna aanu muran ka taagneyn, isagoo xusay inay dhageysanayaan fikirka shacabka ee nidaamka federaalka.

Xasan Sheekh wuxuu soo hadal-qaaday arrinta Jubbooyinka oo uu sheegay in dowladda ay shantii bilood ee la soo dhaafay ay isku dayaysay in dastuurka la waafajiyo shirkii dhowaan lagu soo gaba-gabeeyay Kismaayo, wuxuna intaa ku daray inay hadda jirto fursad lagu sixi karo wixii qaldamay haddii loo hoggaansamo shuruucda dalka u degsan.

Wuxuu shacabka Jubbooyinka ugu baaqay inay nabadgeliyada ilaaliyaan, isla markaana aan fursad la siinin cadowga ummadda.

Garsoornews.com

DHAGEYSO:Ururka Siyaasadeedka UDAD oo dhaliilay Maamulka Faroole
Galkacyo(Garsoornews)–Urur Siyaasadeedka UDAD oo kamid ah Ururada ka jira deeganada Puntland ayaa ku dhaliilay Maamulka Madaxwayne Faroole qaabka ay hadda wax u soconayaan ay ku jiraan gacmo ka madax banaan arimaha Doorashooyinka sida Xukuumadda.

Maxamed Aadan Muud oo kamid ah Masuuliyiinta sar sare ee ururka UDAD aya sheegay in wax ku raadinayso qaab aan Macquul ahayn, isagoona xusay in arimaha Doorashooyinka loo saaro gudi ka madax banaan Xukuumadda Faroole maadaama ay iyagu yihiin Musharaxiin u tar tamaya Xilka Madaxweyne.

Hadaba arimahaas iyo Arimo kale ayu Maanta Garsoornews Uga Waramay.

DHAGEYSO:Mohamed-Aadan-Muuse

Muqdisho:R/Wasaaraha Somalia oo Codka kalsoonida loo qaadayo
Raysul wasaare Shirdoon oo codka kalsoonida loo qaadayo

Muqdisho,Somalia(Garsoornews)–R/wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in toddobaadka soo socda codka kalsoonida looga qaado Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, xildhibaanno ayaa Jimcihii shalay u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters.

Xildhibaannada soo diyaariyay mooshinka ka dhanka ah R/wasaaraha ayaa ku eedeeyay R/wasaaraha iyo xukuumaddiisa inay ku fashilmeen gudashada waajibaadyadii loo xil-saaray.

R/wasaare Shirdoon ayaa hoggaamiye u ah xukuumad da’ yar oo Reer Galbeedku ay rumeysan yihiin inay tahay xukuumad ay ka go’an tahay wax ka qabashada ammaanka, soo celinta kala dambeynta iyo dabar-goynta musuqmaasuqa.

Dadka u kuur gala arrimaha siyaasadda Soomaaliya ayaa rumeysan in codka kalsoonida ee loo qaadayo R/wasaaraha uu khatar ku yahay dib u dhiska Soomaaliya, qaarkoodna waxay sheegayaan in R/wasaare Shirdoon uu ka badbaadi doono mooshinka lagu doonayo in lagu rido asaga iyo xukuumaddiisa.

“Dowladda waxay ballan-qaadday inay wax ka qaban doonto arrimo badan lixdii bil ee ugu horreysay balse wax ay qabatay ma jirto,” ayuu yiri xildhinaan Daahir Amiin oo ka mid ah xildhibaannada diyaariyay mooshinka ka dhanka ah R/wasaaraha.

Xildhibaanno kale ayaa xaqiijiyay in mooshinka loo gudbiyay guddoonka baarlamaanka si xukuumadda ay mar kale kalsooni u waydiisato baarlamaanka.

Xafiiska R/wasaaraha ayaan wali ka hadlin arrintan. R/wasaare Shirdoon ayaa bishii October ee sanadkii tegay loo magacaabay xilka raysul wasaarennimo.

Xildhibaan Daahir Amiin wuxuu sheegay in 100 xildhibaan ay taageersan yihiin mooshinka ka dhanka ah raysul wasaaraha.

Isagoo ka hadlayay sababta ka dambeysa mooshinka, wuxuu sheegay in xukuumadda ay ku guul-darreysatay waxyaabihii ay ballan-qaadday, isagoo si gaar ah u carrabaabay in xukuumadda ay ku fashilantay bixinta mushaharaadka ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee dagaalka kula jira maleeshiyada al-Shabaab.

Codkan ayaa ku soo hagaagaya xilli uu cirka isku shareeray khilaafka u dhaxeeya dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland.

Garsoornews.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Shil Gaari oo sababay Dhimasho & Dhaawac oo ka dhacay Gobolka Awdal
Hargeysa(Garsoornews)–Hal qof ayaa ku dhintay, 4 kalena waa ay ku dhaawacantay shil gaari oo shalay galinkii dambe ka dhacay meel 7 KM u jirta degmada Lughaye ee Gobolka Awdal sida uu Garsoornews u sheegay guddoomiyaha degmada Lughaye Cabdullaahi Cali Aw-Nuur.

Aw-Nuur ayaa sheegay in dadkii ku dhaawacmay shilka baabuur loo qaaday isbitaalka degmada Lughay si halkaas loogu dabiibo.

Gaariga oo noociisa lagu sheegay Land-Cruiser ayaa ka kicitimay degmada Lughay ee gobolka Awdal waxaana uu ku sii jeeday dalka Djibouti.

Sanadkii hore ayaa waxaa waddadaasi waxaa ka dhacay shil baabuur oo dhaliyay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira.

Garsoornews.com

Kismaayo:Askari Rasaas Khasaaro geysatay ku furay Dad rayid ah
Kismayo(Garsoornews)–Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in qof rayid ah la dilay, afar kalena la dhaawacay kaddib markii askari ka tirsan ciidanka jooga magaalada uu rasaas ku furay dad rayid ah oo ku sugnaa agagaarka suuqa Via Afmadow ee magaalada Kismaayo.

Ciidamada ammaanka ee Kismaayo ayaa isla markiiba gacanta ku dhigay askariga falka geystay, ilaa haddana lama oga sababta rasmiga ah ee uu u weeraray dadka rayid ah.

Dadkii ku dhaawacmay weerarka ayaa la dhigay isbitaalka guud ee magaalada Kismaayo, sida uu Garsoornews u xaqiijiyay mid ka mid ah shaqaalaha isbitaalka oo codsaday inaan la xusin magaciisa.

Weerarka ayaa imaanaya iyadoo magaalada ay ku sugan yihiin wafdi ka socda urur-goboleedka IGAD oo u kuur-galaya xaaladda magaalada.

Garsoornews.com

Xafiiska Wararka Kismayo

Mas’uuliyiin ka socda IGAD oo Kismaayo kula kulamay Axmed Madoowe
Kismaayo (Garsoornews)—Wafdigiii ka socday urur-goboleedka IGAD oo ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa barqadii maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Wafdiga oo uu hoggaaminayo xog-hayaha guud ee urur-goboleedka IGAD, Maxbuub Macallin ayaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo waxay kulan hal saac qaatay kula yeesheen madaxweynaha cusub ee maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo ku xigeenkiisa, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo saxiixayaasha maamulka Jubbaland.

Ilaa hadda si rasmi ah looma oga qodobbada ay uga wada hadleen kulanka, hase ahaatee wafdiga IGAD ayaa qiimeyn wuxuu ku sameynayaa sida ay u dhacday doorashada madaxtinnimo ee Jubbaland iyo xaaladda ka jirta magaalada Kismaayo .

Wafdiga ayaa lagu wadaa inay booqdaan xarunta jaamacadda Kismaayo iyagoo halkaas kula kulmi doona ergooyinka dhisay maamulka Jubbaland iyo qeybaha bulshada.

Kulan saddex geesood ah ayaa sidoo kale lagu wadaa in uu galabta ka dhaco garoonka diyaaradaha ee Kismaayo kaas oo u dhaxeyn doona wafdiga IGAD, maamulka Jubbaland iyo guddiga xaqiiqo raadinta ah ee dowladda federaalka Soomaaliya ay u dirtay Kismaayo.

Garsoornews.com

Ciidamada Dowladda oo Howlgallo Baaritaano ah ka sameeyay Muqdisho
Muqdisho (Garsoornews)—Wararka ka imaanaya degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay ku soo waramayaan in saakay ay ciidamada amaanka ee dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa booliska ay ka wadaan howlgallo baaritaano ah gudaha Xaafada Mac-Macaanka ee degmadaasi wadajir.

Ciidamada ayaa baaritaano xoogan ka sameeyay Guryaha, Goobaha Ganacsi,Gaadiidka  iyo Dadka Lugeynaya wadooyinka Xaafadaasi.

Ciidamada ayaa sidoo kale waxa ay su’aalo weydiinayeen dadka ay ku soo qab qabteen howlgalkaasi iyadoona la sheegay in qaar ka mid ah dhalinyaradaasi loo taxaaba xabsiyada ku yaala degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.

Saraakiisha hogaaminaya hawlgalka ay ciidamada dowlada Soomaaliya  ka wadaan degmada Wadajir ayaan ilaa hadda warbaahinta uga warbixin hawlgalka ay ka wadaan degmadaas,ciidamada kala duwan ee dowlada Soomaaliya ayaa maalmihii u danbeeyey degmooyinka Muqdisho ka waday hawlgalo ay ku adkeynayaan amniga caasimadda.

Garsoornews.com

DHAGEYSO:Xiliga lagu dhawaaqayo Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka Axmed Madoobe oo la shaaciyey
Kismayo(Garsoornews)–Madaxwayne ku xigeenka Maamulka Jubbaland garabka Axmed Madoobe, General C/laahi Sheekh ismaaciil (Fartaag) ayaa sheegay in ay soo gabogabowday doorashadii Madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa, wixii hadda ka danbeeyana ay guda gali doonaan sidii loo soo dhamaystiri lahaa qaybaha kale ee Maamulka.

Fartaag ayaa shegay muddo 14 Cisho ah in lagu soo dhisi doono Golaha Wasiirada Maamulka Jubbaland sida ku qoran Dastuurka u yaala Maamulkaasi.

Waxaa uu sheegay Dowladda Somaaliya in ay xili walba diyaar u yihiin wax walba inay wada hadal ku dhameeyaan, isagoona geesta kale ku dhaliilay dowladda inaysan u bislayn arimaha ka taagan Jubbooyinka.

Kismaayo ayaa waxaa ka jira dhowr Madaxwayne, waxaana ugu taageero badan sida dadku sheegayaan maamulka Axmed Madoobe, iyo Col. Barre Hiiraale oo isagu sheegtay inuu yahay Madaxwaynaha Jubbaland, hase yeeshee dadka Jubbooyinku waxay isha ku hayaan halka ay ku biyo shuban doonaan Madaxwaynayaasha faraha badan ee Kismaayo ka jira.

DHAGEYSO:Cabdulaahi-Sheekh-Ismaaciil-Fartaag

DHAGEYSO:IGAD oo Xal u raadinaysa Mashaakilka Siyaasadeed ee ka taagan Jubbaland
Muqdisho(Garsoornews)–Xoghaya Guud ee urur goboleedka IGAD Maxbuub Macalin oo Shir Jaraa’id Muqdisho ku qabtay ayaa faah faahin ka bixiyay kulan ay la qaateen madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana uu sheegay kulamadaasi inay kusoo dhamaadeen Guul.

Dhinaca kale waxaa uu sheegay waxyaabaha ay kala hadleen Madaxda dowladda Soomaaliya inay usoo gudbin doonaan urur goboleedka IGAD.

Dhinaca kale waxaa uu xusay Maanta inay ku wajahanyihiin Magaalada Kismaayo, sida ay halkaasi ugula kulmaan Dhinacyada iska soo horjeeda.

DHAGEYSO:Maxbuub-Macalin