GARSOORNEWS.COM - Fastest Independent Somali News Source » Interviews

DHAGEYSO:Ururka Siyaasadeedka UDAD oo dhaliilay Maamulka Faroole
Galkacyo(Garsoornews)–Urur Siyaasadeedka UDAD oo kamid ah Ururada ka jira deeganada Puntland ayaa ku dhaliilay Maamulka Madaxwayne Faroole qaabka ay hadda wax u soconayaan ay ku jiraan gacmo ka madax banaan arimaha Doorashooyinka sida Xukuumadda.

Maxamed Aadan Muud oo kamid ah Masuuliyiinta sar sare ee ururka UDAD aya sheegay in wax ku raadinayso qaab aan Macquul ahayn, isagoona xusay in arimaha Doorashooyinka loo saaro gudi ka madax banaan Xukuumadda Faroole maadaama ay iyagu yihiin Musharaxiin u tar tamaya Xilka Madaxweyne.

Hadaba arimahaas iyo Arimo kale ayu Maanta Garsoornews Uga Waramay.

DHAGEYSO:Mohamed-Aadan-Muuse

Shil Gaari oo sababay Dhimasho & Dhaawac oo ka dhacay Gobolka Awdal
Hargeysa(Garsoornews)–Hal qof ayaa ku dhintay, 4 kalena waa ay ku dhaawacantay shil gaari oo shalay galinkii dambe ka dhacay meel 7 KM u jirta degmada Lughaye ee Gobolka Awdal sida uu Garsoornews u sheegay guddoomiyaha degmada Lughaye Cabdullaahi Cali Aw-Nuur.

Aw-Nuur ayaa sheegay in dadkii ku dhaawacmay shilka baabuur loo qaaday isbitaalka degmada Lughay si halkaas loogu dabiibo.

Gaariga oo noociisa lagu sheegay Land-Cruiser ayaa ka kicitimay degmada Lughay ee gobolka Awdal waxaana uu ku sii jeeday dalka Djibouti.

Sanadkii hore ayaa waxaa waddadaasi waxaa ka dhacay shil baabuur oo dhaliyay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira.

Garsoornews.com

DHAGEYSO:Xiliga lagu dhawaaqayo Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka Axmed Madoobe oo la shaaciyey
Kismayo(Garsoornews)–Madaxwayne ku xigeenka Maamulka Jubbaland garabka Axmed Madoobe, General C/laahi Sheekh ismaaciil (Fartaag) ayaa sheegay in ay soo gabogabowday doorashadii Madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa, wixii hadda ka danbeeyana ay guda gali doonaan sidii loo soo dhamaystiri lahaa qaybaha kale ee Maamulka.

Fartaag ayaa shegay muddo 14 Cisho ah in lagu soo dhisi doono Golaha Wasiirada Maamulka Jubbaland sida ku qoran Dastuurka u yaala Maamulkaasi.

Waxaa uu sheegay Dowladda Somaaliya in ay xili walba diyaar u yihiin wax walba inay wada hadal ku dhameeyaan, isagoona geesta kale ku dhaliilay dowladda inaysan u bislayn arimaha ka taagan Jubbooyinka.

Kismaayo ayaa waxaa ka jira dhowr Madaxwayne, waxaana ugu taageero badan sida dadku sheegayaan maamulka Axmed Madoobe, iyo Col. Barre Hiiraale oo isagu sheegtay inuu yahay Madaxwaynaha Jubbaland, hase yeeshee dadka Jubbooyinku waxay isha ku hayaan halka ay ku biyo shuban doonaan Madaxwaynayaasha faraha badan ee Kismaayo ka jira.

DHAGEYSO:Cabdulaahi-Sheekh-Ismaaciil-Fartaag

DHAGEYSO:IGAD oo Xal u raadinaysa Mashaakilka Siyaasadeed ee ka taagan Jubbaland
Muqdisho(Garsoornews)–Xoghaya Guud ee urur goboleedka IGAD Maxbuub Macalin oo Shir Jaraa’id Muqdisho ku qabtay ayaa faah faahin ka bixiyay kulan ay la qaateen madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana uu sheegay kulamadaasi inay kusoo dhamaadeen Guul.

Dhinaca kale waxaa uu sheegay waxyaabaha ay kala hadleen Madaxda dowladda Soomaaliya inay usoo gudbin doonaan urur goboleedka IGAD.

Dhinaca kale waxaa uu xusay Maanta inay ku wajahanyihiin Magaalada Kismaayo, sida ay halkaasi ugula kulmaan Dhinacyada iska soo horjeeda.

DHAGEYSO:Maxbuub-Macalin

DHAGEYSO:Madaxweyne Cusub oo kusoo biiray Madaxwayniyaasha Jubbaland
Kismayo(Garsoornews)–Cabdi Baalle Xuseen Guddoomiyihii hore ee Degmada Kismaayo Xiligii Isbahaysigii Dooxadda Jubba oo lasoo xiriiray Warbaahinta Garsoornews, isagoo ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in loo doortay Madaxwayanaha Jubba, kadib sida uu sheegay doorasho ka dhacday Magaalada Kismaayo.

Waxaa uu sheegay doorashadiisa inay ka dhacday gudah kismaayo, isla markaana ay kasoo qayb galeen masuuliyiin ka horay xilal oga soo qabtay Kismaayo iyo Xildhibaano hore, waxaana uu xusay inuu yahay Madaxwaynaha Rasmiga ah ee Jubba.

“Waxaa igu kalifay inaan Madaxwayne noqdo dadka ku dhaqan Kismaayo, waxaana ay doorashadaydu ka dhacday Xaafadda Fii Afmadow ee Magaalada Kismaayo” ayuu yiri.

Sidoo kale ayuu sheegaya arintani inay ku dhalatay kadib markii sida uu sheegay arkay Jahwarerka ka jara Magaalada Kismaayo, isagoona rajo ka muujiyay Madaxwaynayaasha Faraha badan inay isku soo dhawaan doonaan isla markaana ay hal dhinac iskugu imaan doonaan.

Wuxuu hoosta ka xariiqay Maamulkiisu inuu ka shaqayn doono guud ahaan gobolada Jubbooyinka.

DHAGEYSO:Guddoomiyihii-Hore-ee-Kismaayo

DHAGEYSO:Axmed Madoobe oo loo dhaariyay Xilka & Khudbad Xasaasi ah oo uu ka Jeediyay Munaasabadii Doorashada
Kismayo(Garsoornews)–15 May ee Sanadka 2013 Shir Balaaran oo Maanta ka dhacay Magaalada Kismaayo waxaa loogu doortay Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland Sheekh Axmed Maxamed (Islaam Axmed Madoobe) inuu noqdo.

Guddoomiyaha guddiga doorashada maamulka Jubbaland, Macalin Maxamed Ibrahim ayaa markii ay soo gaba-gabowday doorashadu waxa uu sheegayin doorashada oo ka dhacday Jaamacadda Kismaayo, ay  billaabatay 11:00 barqannimo ee saaka, ayna soo xaadireen dhammaanba ergadii loo xulay inay doortaan madaxweynaha iyo baarlammaanka uu yeelanayo maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Jubba-land oo ay ku midaysan yihiin sida uu sheegay gobollada Jubbada hoose, Jubbada dhexe iyo Gedo.

Doorashada maanta ka dhacday magaalada Kismaayo ee lugu dooranayey madaxweynaha Jubba-land ayaa waxaa ka maqnaa musharraxiin horay u shaaciyey inay u tar-tamayaan xilka madaxweynaha maamulka Jubbaland, oo ay ka mid yihiin; Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul, Maxamuud Cali Looyaan ( Cali madoobe), C/qani sheikh Cali Diini iyo kuwo kale oo dhammaantood ka maqnaa goobta doorashada maanta ka dhacday Kismaayo.

Axmed Madoobe aya Khudbad ka jeediyay kadib markii la doortay waxaana uu halkaasi ka jeediyay hadalo ku aadan dadkii doortay.

Waxaa jira Musharaxiin la filayo inay Maalinta bari ah qabtaan Shir Jaraa’id kuwaasoo ku faah faahin doono Sida ay u arkaan Doorashada Axmed Madoobe.

DHAGEYSO:Doorashadii-Axmed-Madoobe

DHAGEYSO:Barre Hiiraale: Madaxweynaha sharciga ah ee Jubbaland State waa “Aniga”
Kismayo(Garsoornews)–Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) oo Waxyar un kadib markii la doortay Sheekh Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa shaaciyay inuu yahay isna Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland.

Barre Hiiraale oo kamid ah Labo madaxwayne oo maanta lagu doortay Kismaayo ayaa sheegay inuu yaha Madaxwaynaha Rasmiga ah ee Jubbaland.

Xili uu Waraysi gaar ah siinayay VOA ayaa waxaa uu tilmaamay in Jubbaland ay leedahay hal Madaxwayne, isla markaana aysan jirin cid isaga soo labanaysa, wuxuu sidoo kale sheegay in dhawaan ay bilaabi doonaan qorshe is Faham looga dhex abuurayo Bulshada ku nool gobolada Jubbooyink.

Sidoo kale waxa uu xusay shacabka Jubbooyinka inay ayagu leeyihiin inay ka tashadaan aayaha gobolada Jubbooyinka iyo Gedo, waxaa uu gabi ahaanba beeniyay in Axmed Madoobe uu yahay Madaxwaynaha Jubbaland.

Sidoo kale Mar wax laga waydiiyay in markii uu Yimid Kismaayo kulan la qaatay Axmed Madoobe Maamulkiisa oo xiligaasi Hormuud ka ahaa Olalaha Doorashooyinka Kismaayo ayaa ku jawaabay “maya isma aanan arag”.

DHAGEYSO:Barre-Hiirale

DHAGEYSO:Galmudug iyo Puntland oo iska kaashanaya ka hortagidda Afduubka
Galkacyo

Galkacyo(Garsoornews)–Iyadoo waayihii ugu danbeeyay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug iyo deegaanada u dhow dhow ay ka jireen Afduub lagula kaco dadka rayid ah ee kasoo kala jeeda labada Maamul ayaa waxaa arintaasi loo xil saaray gudiga ka kooban labada Maamul.

Madaxwaynaha Maamulka Galmudug ee Koonfurta Gaalkacyo Mudane Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ayaa gudiga dhinacooda ka socda u xil saaray Guddoomiye kuxigenka Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug Axmed Maxamed Cumar(Axmed Shire) waxaana uu Faah faahin ka bixiyay waxyaabihii u qabsomay Gudigooda.

Waxaa uu sheegay ugu horayn inay ku guulaysteen Beelo kasoo kala jeeda dhinaca Puntland iyo Galmudug oo dhawaan dagaalo ku dhex mareen deegaano ka tirsan Mudug.

Axmed Shirre ayaa gudigooda inuu xil wayn iska saari doono sidii looga hortagi lahaa dhibaatooyinka ay gaysteen Afduubyada iyo dagaal Beeleedka ka dhaca inta badan gobolka Mudug.

Inkastoo ay wali jiraan eedaymo ay isku jeedinayaan dhinacyada Galmudug iyo Puntland ayaa haddana waxaa looga fadhiya gudigan inay wax badan ka qaban doonaan arimahaasi.

DHAGEYSO:Wareysi Axmed Maxamed Cumar Axmed Shire

DHAGEYSO:Dad Rayid ah oo Dhac & Jirdil loogu gaystay Duleedka Muqdisho
Muqdisho(Garsoornews)–Wararka ka imaanaya deegaanka Tareedisho KM13 ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in kooxo Hubasay ay dhac u gaysteen dad rayid ah oo saarnaa baabuur BL ah oo marayay deegaankaasi.

Qaar kamid ah dadkii dhaca loo gaystay oo ka gaabsaday Magacyadooda in la xuso sababo Amaan Awgiis ayaa sheegay in ay dhaceen shalay galinkii danbe dableey Hubaysan oo gaaraya ilaa 3 ruux.

Dadka rayid ah ayaa laga dhacay Lacago, Dahab, iyo Mobile sida ay sheegeen, waxaana sidoo kale loo gaystay Jirdil.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayay ugu baaqeen inay arintani si deg deg ah wax oga qabato isla markaana inta aysan dhibaatadu sii baahin soo faragaliso.

DHAGEYSO:Dadka la dhacay-Garsoornews

DHAGEYSO:Dagaal Culus oo ka dhacay Gobolka Gedo
Dagaal ka dhacay Gobolka Gedo

Kismayo(Garsoornews)–Wararka naga soo gaaray gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya dagaal culus oo u dhexeeya Ciidamadda Al-shabaab iyo Huwanta ku sugan gobolka Gedo inuu dagaal culus ku dhex maray inta u dhexaysa Magaalada Garbahaareey ee xarunta gobolka Gedo iyo degmada Baladxaawo.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ka tirsan  Ururka Al-shabaab ay dhabaha u galeen Kolonyo Ciidamo ah oo doonayay inay iskaga gudbaan degmooyinka Baladxaawo iyo Garbaahareey,

Sarkaal u hadlay Ururka Ahlusunna ee gobolada Koonfureed  ayaa u sheegay Garsoornews dagaalku inuu ahaa mid culus isla markaana ay Al-shabaab kaga dileen ilaa 5 askari waa sida uu hadalka u dhigee.

Illo ka madax banaan Sarkaal ka tirsan Ahlusunna oo xaqiijinaya Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaasi ma jiro, walow Xiriiro aan la samaynay saraakiisha dowladda ee gobolka Gedo ay noo suura gali wayday Khadka Telefoonka oo xun awgiis.

Wararkeena danbe kula soco Faah faahin dheeraad ah.

DHAGEYSO:Ahlusunna-Gedo