
Cape Town (Garsoornews)–Safiirka Soomaaliya u fadhiya South Afirica Amb Sayid Shariif oo Waraysi siiyay Garsoornews ayaa sheegay inuu hoos u dhac ku yimid Dhibaatooyinkii loo gaysan jirin dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koonfur Africa. Sayid Shariif ayaa xusay tan iyo markii Safaarada Somalidu ay bilowday howlaheeda arimo badan ay ka qabteen sidii loo yarayn [...]
Fri, 24 May 2013 14:47 2013 | Posted in
Interviews,
Somali News |
Read More »

Galkacyo(Garsoornews)–Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ayaa ka hadlay Amaanka Magaalada Gaalkcyo iyo waliba Degaanada Kale ee Galmudug Waxa u sheegay Mar u ka hadlayeey Munaasabad Kadhacday Gaalkcyo In Amaanka Deganada Galmudug u yahay Mid wanaagsan Qaybdiid ayaa sheegay In Maamulka Galmudug uu Imika Wado Ladagaalanka Kooxaha amaan Darida kawada Magaalada Gaalkcyo isagoo sheegay [...]
Fri, 24 May 2013 14:36 2013 | Posted in
Interviews,
Somali News |
Read More »

Garbahaarey(Garsoorneews)–Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya dagaal u dhexeeya Ciidamadda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al shabaab inuu ka dhacay degaano hoostaga degmada Luuq ee gobolka Gedo. Dagaalka ayaa yimid ka dib markii weerar ay ku qaadeen Ciidamadda dowladda Soomaaliya Fariisimo ay ku lahaayeen Al-shabaab deegaano hoostaga degmada Luuq ee gobolka [...]
Thu, 23 May 2013 13:02 2013 | Posted in
Interviews,
Somali News |
Read More »

Beledweyne(Garsoornews)–Deegaano dhinaca galbeed oga yaala Magaalada Baladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan, kuwaasi oo xad la wadaaga dalka Ethiopia ayaa maanta Al-shabaab weerar ku qaadeen. Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Hiiraan Col. Isaaq Cali Cabdulle ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay deeganadii ay Weerarka ku qaadeen Al-shabaab ee ka tirsan gobolkaasi Hiiraan. Col. Isaaq ayaa sheegay [...]
Wed, 22 May 2013 19:26 2013 | Posted in
Interviews,
Somali News |
Read More »

Kismayo(Garsoornews)–Wararka ka imaanaya Magaalada kismaayo ayaa sheegaya halkaasi maanta inay gaareen Wafti ka socda Beesha Caalamka kuwaasoo iskugu jira Wariyaal iyo dad kale oo iyagu u kuur galaya Xaalada Magaalada Kismaayo iyo sidoo kale doorashoyinkii dhawaan ka dhacay. Sheekh Maxamed Daa’uud Codwayne oo kamid ah Gudigii gacanta ku hayay shirka Kismaayo ayaa u sheegay Garsoornews [...]
Tue, 21 May 2013 18:09 2013 | Posted in
Interviews,
Somali News |
Read More »

Muqdisho(Garsoornews)–Afhayeenka AMISOM Cali Aadan Xumud oo Maanta shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu danbeyay ee Ciidamadda dowladda iyo kuwa AMISOM ka wadeen Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Cali Aadan Xumud ayaa sheegay howgalo inay ka wadaan Magaalada Muqdisho, kadib markii ay heleen Tuhun ah kooxaha Al-shabaab [...]
Tue, 21 May 2013 17:59 2013 | Posted in
Interviews,
Somali News |
Read More »

Jowhar(Garsoornews)–Wararka ka imaanaya Bariga Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha dhexe ayaa sheegaya halkaasi inay isku fara saareen Labo Malayshiyo Beeleed oo deeganadaasi wada daga. Afhayeen u hadlay Maamulka dowladda ee gobolka Shabellaha dhexe ayaa u sheegay Garsoornews Isniintii shalay in ay gaareen deegaanka Mayoongaale oo kamid ah deeganadii ay Malayshiyo beeleedu dabka qabadsiiyeen, waxaana [...]
Tue, 21 May 2013 11:38 2013 | Posted in
Interviews,
Somali News |
Read More »

Baydhobo(Garsoornews)–Inkastoo warar hoossaad ah oo soo baxayey Mudooyinkii u dambeeyey ay sheegayeen inuu khilaaf soo kala dhexgaley Xubnaha Maamulka KMG ah ee Gobalka Baay ayaa hadana waxaa is qabqabsiga maamulka Gobalka saxaafada u xaqiijiyey Odayaasha dhaqanka ee ku sugan Magaalada Baydhabo waxaana muranka sida la sheegey uu salka ku hayey arimo ay ka mid yihiin [...]
Tue, 21 May 2013 11:23 2013 | Posted in
Interviews,
Somali News |
Read More »

Muqdisho(Garsoornews)–Shir Jaraa’id oo uu qabtay Afhayeenka dhinaca Howlgalka ee Al-shabaab C/casiis Abu Muscab ayaa ka hadlay weerar xalay saqdhii dhexe dagaalyahano ka tirsan Al shabab ay ku qaadeen Xarunta Madaxtooyada Vill Soomaaliya. Abu Muscab ayaa sheegay weerarkii xalay inuu Khasaare xoogan kasoo gaaray Saraakiil ka tirsan Ciidamadda Midowga Africa ee AMISOM. “Xalay Mujaahidiintu madaafiic gaaraysa [...]
Mon, 20 May 2013 22:47 2013 | Posted in
Interviews,
Somali News |
Read More »

Xagardheer(Garsoornews)–Banaanbax aad u Balaaran isla Markaasna ay ka qayb Galeen Boqolaal Dadweyna ah ayaa kadhacay Xeryaha Qaxootiga ee Xagardheer Waxaana Dadka Banaanbaxa Samaynayeey ay Wateen Calanka Maamulka Jubbaland iyo Sawirada Madaxweynaha Jubbaland Sheekh Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe Dadkan Banaanbaxa samaynayeey oo isugu Jiray Dhalinyaro Haween ayaa Waxa ay Gacmaha ku siteen calamada Maamulada Jubbaland, [...]
Mon, 20 May 2013 22:32 2013 | Posted in
Interviews,
Somali News |
Read More »