GARSOORNEWS.COM – Fastest Independent Somali News Source

DAAWO VIDEO:Xildhibaano wada “Moshin” ka dhan ah RW Saacid oo laga hor istaagay kulan ay ku lahaayeen Muqdisho

RW-Shirdoon-The-New-Deal-374x300

Muqdisho, Somalia(Garsoornews)–Waxaa Maanta loo diiday inay ku kulmaan Hotel ku yaalla Muqdisho Xildhibaano dhowr ah oo doonaya inay Moshin ka keenaan R/Waasaraha Somalia Cabdi Farah Shirdin Saacid. Halkaan ka Daawo Muuqaalka Shirkooda Jaraa’id

DAAWO SAWİRADA : Xaflad Qaar Ka Mid Ah Aradada Somalida İstanbul Ay Kusoo Bandhigeen Hiddaha İyo Dhaqanka Somaliyeed

942608_398435453604181_1117256894_n

istanbul (garsoornews)- Waxa Maalinkii shalay ahaa ka dhacday Mid ka mid ah Jamaacadaha Ardada Somaalida ay dhigtaan ee ku taala Magaalada İstanbul Xaflad balaaran oo ay kasoo qayb galeen Qaar ka mid ah Ardada ku nool magaalada İstanbul, lagunu soo bandhigayay Hidada iyo dhaqanka somalida. Xafaladaan oo ay kasoo qayb galeen boqolaal arday ah oo [...]

DHAGEYSO:Barre Hiiraale: Madaxweynaha sharciga ah ee Jubbaland State waa “Aniga”

Col.Barre Hiiraale

Kismayo(Garsoornews)–Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) oo Waxyar un kadib markii la doortay Sheekh Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa shaaciyay inuu yahay isna Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland. Barre Hiiraale oo kamid ah Labo madaxwayne oo maanta lagu doortay Kismaayo ayaa sheegay inuu yaha Madaxwaynaha Rasmiga ah ee Jubbaland. Xili uu Waraysi gaar ah siinayay VOA ayaa waxaa [...]

WARBIXIN:Qaramada Midoobay oo Shaaca ka qaaday Tirsada Ciidamada AMISOM ee lagu dilay Somalia tan iyo 2007

Askari ka tirsan AMISOM

NEW YORK(Garsoornews)–Ku dhawaad 3,000 oo ciidamo nabad ilaalin ah ayaa lagu dilay dalka Soomaaliya sanadihii lasoo dhaafay kuwaasi oo isku dayayey in ay soo idleeyaan Ururka dagaalka kula jira dowalda ee Al Shabaab, islamarkaana ay nabad kusoo dabaalaan dalka ku yeela geeska Africa ee Soomaaliya, sidaasi waxay wakaalada kasoo xigatay sarkaal sare oo ka tirsan [...]

DHAGEYSO:Khudbadii Madaxwayne Xasan Sheekh u jeediyay Jaaliyada UK

MN_SOM_President280

London(Garsoornews)–Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qayb galay Munaasibad balaaran oo soo qaban qaabiyeen Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka UK. Madaxwaynaha Jamhuuriyada oo halkaasi khudbad ka jeediyay ayaa Jaaliyada kaga warbixiyay Marxaladaha uu dalku Marayo iyo isbadalka lagu Talaabsaday Mudadii uu hayay Xilka Madaxwaynaha. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Jaaliyada oga warbixiyay [...]

DAAWO VİDEOS : Daawo Dhamaan Qudbadihii Saaka Laga Jeediyay Shirka London.

images

London Garsoornews.com David Camroon Ra’isal Wasaraaha wadanka England oo Furaya Shirka Kana Haldaya Xaladahi ugu danbeeyay Somaliya. Madaxweyne Xasan Shekh Maxmuud oo ka Hadlaya shirka kadib Furitaanki Cameroon. Madaxweynaha Uganda Museveni oo asna Shirki saakay ka hadalay sido kalena ka hadlay taageradiisa Somaliya. KHUDBADII RA’IISAL WASAARAHA ITOOBIYA HAILE MARIAM DESALEGN EE SHIRKA LONDON.    

Somali president says Kismayo convention “unilateral”

wwwwwwwwww

MOGADISHU(Garsoornews) — Somali President Hassan Sheikh Mohamoud on Thursday described the talks in the southern city of Kismayo aimed at forming an administrations as unilateral. Speaking to lawmakers, the president said that his government supports federalism and formation of autonomous federal states in Somalia, but stressed that the people in the regions concerned agree and [...]

Xirnaanshaha Wadooyinka Muqdisho oo saameeyay Ganacsiga

uuu

Muqdisho(Garsoornews)–Ganacsatada magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya saameyn uu ku yeeshay Howlgal ballaaran oo Afartii maalmo ee la soo dhaafay ka socday Caasimadda. Qaar ka tirsan Ganacsatada oo Garsoornews la hadlay ayaa sheegay in Maalmihii la soo dhaafay ay gaabis ku socdeen howlahooda Ganacsi. Waddada Maka al-Mukarrama oo ah waddo aad muhiim ugu ah Ganacsiga iyo [...]

DAAWO VIDEO:Mo Farah: “Waan ku faraxsanahay Shirka London,waxaa la joogo xilligii Caalamka uu si wadajir ah wax uga qabanlahaa Somalia”

Mo Farah oo ku faraxsan shirka London

London(Garsoornews)–Mo Faarax oo ah Oradyahan haysta Dhalashada Ingiriiska, balse asal aahaan ka soo jeeda Soomaaliya ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay qabsoomidda Shirka Arrimaha Soomaaliya looga hadalayo ee 7-da Bishan ka furmaya magaalada London. Maxamed Faarax ayaa sheegay in la joogo xilligii Caalamku uu si wadajir ah waxa uga qabanlahaa xaaladda ka jirta Soomaaliya, [...]

DAAWO VİDEO+Sawiro : Wiil Somaaliyeed Oo Ka Yaabsaday Dadka Turkida

430920_305675006217603_1163742856_n

İstanbul (Garsoornews)- Cabdirasaq Maxamuud waa wiil Somaliyeed oo ka yaabsaday Dhamaan Dadka Turkida ah, Maadama uu soo bandhigay Bandhig faneed aan caadi ahayn isagoo dhowr jeer xaflado waa weyn ka qaaday heeso Somali ah iyo walibana kuwo Luuqada Turkiga ah. Wiilkaan oo caan ka noqday Gudaha Turkiga ayaa heesaha uu qaaday qaar waxay istaajiyeen dhamaan [...]

Photo Gallery

Designed by Afrotech