DHAGEYSO:Xiliga lagu dhawaaqayo Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka Axmed Madoobe oo la shaaciyey »
Kismayo(Garsoornews)–Madaxwayne ku xigeenka Maamulka Jubbaland garabka Axmed Madoobe, General C/laahi Sheekh ismaaciil (Fartaag) ayaa sheegay in ay soo gabogabowday doorashadii Madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa, wixii hadda ka danbeeyana ay guda…
Sat, 18 May 2013 10:57 2013 / No Comment / Read More »
DHAGEYSO:IGAD oo Xal u raadinaysa Mashaakilka Siyaasadeed ee ka taagan Jubbaland »
Muqdisho(Garsoornews)–Xoghaya Guud ee urur goboleedka IGAD Maxbuub Macalin oo Shir Jaraa’id Muqdisho ku qabtay ayaa faah faahin ka bixiyay kulan ay la qaateen madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana uu…
Sat, 18 May 2013 10:41 2013 / No Comment / Read More »
DHAGEYSO:Madaxweyne Cusub oo kusoo biiray Madaxwayniyaasha Jubbaland »
Kismayo(Garsoornews)–Cabdi Baalle Xuseen Guddoomiyihii hore ee Degmada Kismaayo Xiligii Isbahaysigii Dooxadda Jubba oo lasoo xiriiray Warbaahinta Garsoornews, isagoo ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in loo doortay Madaxwayanaha Jubba, kadib…
Sat, 18 May 2013 09:52 2013 / No Comment / Read More »
DAAWO SAWİRADA : Xaflad Qaar Ka Mid Ah Aradada Somalida İstanbul Ay Kusoo Bandhigeen Hiddaha İyo Dhaqanka Somaliyeed »
istanbul (garsoornews)- Waxa Maalinkii shalay ahaa ka dhacday Mid ka mid ah Jamaacadaha Ardada Somaalida ay dhigtaan ee ku taala Magaalada İstanbul Xaflad balaaran oo ay kasoo qayb galeen Qaar…
Fri, 17 May 2013 21:39 2013 / No Comment / Read More »
DAAWO VİDEO : Xaflad Caleema Saar Ah Oo Loo Qabtay Mid Kamid ah 4ta Madaxeyne Ee Jubbaland »
Kismaayo (garsoornews)-Maalmahan danbe waxaa dhagaha shacabka Soomaaliyeed ku batay isqabqabsiga ka taagan maamul usameeynta Jubboyinka oo noqotay islaanti foosha ku daahday balse dhawaan ayaa waxaa shirar kala duwan oo ka…
Fri, 17 May 2013 20:42 2013 / No Comment / Read More »
Dowlada Federalka Somalia Oo Amar Ku Bixisay İnay Dib Usoo Laabtaan Wafdigii Kismaayo »
Wasiirka arimaha Gudaha iyo amaanka qaranka Xukuumada Soomaaliya Cabdi Kariin Xuseen Guuleed Barta uu Tuwitarka ku leeyahay Ku Soo qoray Maal Mihii Dambe warar badan oo uu uga hadlayo arimaha…
Fri, 17 May 2013 19:14 2013 / No Comment / Read More »
Gudoomiyaha Baarlamaanada Carabta Oo Soo Gaaray Muqdisho »
Muqdisho(garsoornews) Wafdigan uu hogaaminayey Sayid Maxamed Axmed Harwaan oo ah Gudoomiyaha Baarlamaanada Carabta ayaa waxay soo gaareen maanta magaalada Muqdisho. Diyaarada ay la socdeen wafdiga oo kasoo degtayGaroonka Adan Cadde Airport ayaa waxa ka…
Fri, 17 May 2013 19:03 2013 / No Comment / Read More »
Daawo Sawirada : Kulan Aan Caadi Ahayn Oo Maanta Wafdi İGAD ka Socda Ay La Qaateen Ra’isal wasaare Saacid »
Muqdisho(garsoornews)- Wararka laga helaayo kulan soo gabagaboobay saacad ka hor uuna u dhaxeeyay Wafdi balaaran oo ka socda Dowladaha Ku bohoobay Ururka İGAD iyo walibana Ra’isal wasaraha Dowlada Federalka somaliya…
Fri, 17 May 2013 18:58 2013 / No Comment / Read More »
Sheekh Xasan Daahir Aweys:Abu Mansuur Al Amriki waa uu noolyahay balse weli waa “Target” »
Muqdisho(Garsoornews)–Sheikh Xassan Daahir Aweys oo kamid ah saraakiisha Ururka Al Shabaab kana hadlay khilaaf maalmihii lasoo dhaafay la hadal hayey in uu ka dhex jiro mas’uuliyiinta ugu sareysa ee Ururka…
Fri, 17 May 2013 13:53 2013 / No Comment / Read More »WARARKA CUSUB
- » 10:57 DHAGEYSO:Xiliga lagu dhawaaqayo Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka Axmed Madoobe oo la shaaciyey
- » 10:41 DHAGEYSO:IGAD oo Xal u raadinaysa Mashaakilka Siyaasadeed ee ka taagan Jubbaland
- » 09:52 DHAGEYSO:Madaxweyne Cusub oo kusoo biiray Madaxwayniyaasha Jubbaland
- » 21:39 DAAWO SAWİRADA : Xaflad Qaar Ka Mid Ah Aradada Somalida İstanbul Ay Kusoo Bandhigeen Hiddaha İyo Dhaqanka Somaliyeed
- » 20:42 DAAWO VİDEO : Xaflad Caleema Saar Ah Oo Loo Qabtay Mid Kamid ah 4ta Madaxeyne Ee Jubbaland
- » 19:14 Dowlada Federalka Somalia Oo Amar Ku Bixisay İnay Dib Usoo Laabtaan Wafdigii Kismaayo
- » 19:03 Gudoomiyaha Baarlamaanada Carabta Oo Soo Gaaray Muqdisho
- » 18:58 Daawo Sawirada : Kulan Aan Caadi Ahayn Oo Maanta Wafdi İGAD ka Socda Ay La Qaateen Ra’isal wasaare Saacid
- » 13:53 Sheekh Xasan Daahir Aweys:Abu Mansuur Al Amriki waa uu noolyahay balse weli waa “Target”
- » 13:51 Ahlu Sunna iyo Al shabab oo Guulo ka kala sheegtay Dagaallo ka dhacay Gobolka Gedo
- » 13:43 Cabdi Qeybdiid oo Baaq u diray Shacabka Jubbooyinka
DAAWO SAWİRADA : Xaflad Qaar Ka Mid Ah Aradada Somalida İstanbul Ay Kusoo Bandhigeen Hiddaha İyo Dhaqanka Somaliyeed »
istanbul (garsoornews)- Waxa Maalinkii shalay ahaa ka dhacday Mid ka mid ah Jamaacadaha Ardada Somaalida ay dhigtaan ee ku taala Magaalada İstanbul Xaflad balaaran oo ay kasoo qayb galeen Qaar ka mid ah Ardada ku nool magaalada İstanbul, lagunu soo bandhigayay Hidada iyo dhaqanka somalida.…
Fri, 17 May 2013 21:39 2013 / No Comment / Read More »DHAGEYSO:Barre Hiiraale: Madaxweynaha sharciga ah ee Jubbaland State waa “Aniga” »
Kismayo(Garsoornews)–Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) oo Waxyar un kadib markii la doortay Sheekh Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa shaaciyay inuu yahay isna Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland. Barre Hiiraale oo kamid ah Labo madaxwayne oo maanta lagu doortay Kismaayo ayaa sheegay inuu yaha Madaxwaynaha Rasmiga ah ee…
Wed, 15 May 2013 23:29 2013 / No Comment / Read More »WARBIXIN:Qaramada Midoobay oo Shaaca ka qaaday Tirsada Ciidamada AMISOM ee lagu dilay Somalia tan iyo 2007 »
NEW YORK(Garsoornews)–Ku dhawaad 3,000 oo ciidamo nabad ilaalin ah ayaa lagu dilay dalka Soomaaliya sanadihii lasoo dhaafay kuwaasi oo isku dayayey in ay soo idleeyaan Ururka dagaalka kula jira dowalda ee Al Shabaab, islamarkaana ay nabad kusoo dabaalaan dalka ku yeela geeska Africa ee Soomaaliya,…
Fri, 10 May 2013 11:09 2013 / No Comment / Read More »DHAGEYSO:Khudbadii Madaxwayne Xasan Sheekh u jeediyay Jaaliyada UK »
London(Garsoornews)–Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qayb galay Munaasibad balaaran oo soo qaban qaabiyeen Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka UK. Madaxwaynaha Jamhuuriyada oo halkaasi khudbad ka jeediyay ayaa Jaaliyada kaga warbixiyay Marxaladaha uu dalku Marayo iyo isbadalka lagu Talaabsaday Mudadii uu…
Thu, 09 May 2013 11:56 2013 / No Comment / Read More »DAAWO VİDEOS : Daawo Dhamaan Qudbadihii Saaka Laga Jeediyay Shirka London. »
London Garsoornews.com David Camroon Ra’isal Wasaraaha wadanka England oo Furaya Shirka Kana Haldaya Xaladahi ugu danbeeyay Somaliya. Madaxweyne Xasan Shekh Maxmuud oo ka Hadlaya shirka kadib Furitaanki Cameroon. Madaxweynaha Uganda Museveni oo asna Shirki saakay ka hadalay sido kalena ka hadlay taageradiisa Somaliya. KHUDBADII RA’IISAL…
Tue, 07 May 2013 15:54 2013 / No Comment / Read More »DAAWO VİDEO : Ciyaaryahanka Boubacar Barry Oo Birta Madaxa La galay Kuna Sigtay İnuu Dhinto »
Goolhayaha kooxda kubadda cagta ee Lokeren ee dalka Bilgium Boubacar Barry, ayaa wuxuu ku sigtay geeri, xilli uu doonaayay inuu qabto kubad, lagu soo laaday.…
Fri, 17 May 2013 18:45 2013 / No Comment / Read More »Top News : Bayern München Oo Masjid Ka dhisaysa Garoonkeeda Allianz Arena »
Kooxda Bayern Munich ee reer Germany ayaa shabakadeeda rasmiga ah ka sheegtay inay go’aansadeen inay misaajid dhamaystiran ka dhex dhisayso garoonka Allianz Arena, fikradan oo…
Fri, 17 May 2013 18:42 2013 / No Comment / Read More »War Rasmi Ah Oo Lagu Shaaciyay Boga Chlesea Fc Ka aqriso halkaan. »
Kooxda Chelsea ee dalka England ayaa shaacisay inay heshiiska u cusboonaysiisay ruug cadaageeda khadka dhexe Frank Lampard muddo hal sanno, kaaso sii joogi doona Stamford…
Fri, 17 May 2013 18:39 2013 / No Comment / Read More »Carrick Oo Noqday Laacibka Sanadka Ee Kooxda Man United »
Kooxda Manchester United xidigeeda qadka dhexe Michael Carrick ayaa waxaa loo doortay in uu yahay ciyaaryahanka ugu wanaagsan kooxda Man United sanadkan. 31-jirkaan ayaa waxaa…
Fri, 17 May 2013 18:36 2013 / No Comment / Read More »Chelsea Oo Ku Guuleystay Koobka Europa League »
Kooxda Kubada Cagta Chelsea ee ka dhisan dalka Ingiriiska ayaa ku guuleystay Koobka Europa League kaddib markii ay garaacda Kooxda Benfica ee dalka Portugal. Ciyaar…
Thu, 16 May 2013 12:06 2013 / No Comment / Read More »-
DHAGEYSO:Xiliga lagu dhawaaqayo Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka Axmed Madoobe oo la shaaciyey
-
DHAGEYSO:IGAD oo Xal u raadinaysa Mashaakilka Siyaasadeed ee ka taagan Jubbaland
-
DHAGEYSO:Madaxweyne Cusub oo kusoo biiray Madaxwayniyaasha Jubbaland
-
DAAWO VİDEO : Xaflad Caleema Saar Ah Oo Loo Qabtay Mid Kamid ah 4ta Madaxeyne Ee Jubbaland
-
Dowlada Federalka Somalia Oo Amar Ku Bixisay İnay Dib Usoo Laabtaan Wafdigii Kismaayo
-
Sheekh Xasan Daahir Aweys:Abu Mansuur Al Amriki waa uu noolyahay balse weli waa “Target”
-
Ahlu Sunna iyo Al shabab oo Guulo ka kala sheegtay Dagaallo ka dhacay Gobolka Gedo
-
Jeneral Fartaag oo loo Magacaabay Madaxwayne ku Xigeenka Jubbaland
-
Cutub ka tirsan Ciidamada Qalabka sida ee Somalia oo gaaray Magaalada Cabudwaaq
-
Madaxweyniyaasha Jubbaland oo soo badanaya & Xaaladda Kismaayo oo kacsan
-
Madaxweynaha Somalia oo Waraaqihii Aqoonsiga ka gudoomay Safiirka cusub ee Koonfur Kuuriya
DHAGEYSO:Xiliga lagu dhawaaqayo Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka Axmed Madoobe oo la shaaciyey
Kismayo(Garsoornews)–Madaxwayne ku xigeenka Maamulka Jubbaland garabka Axmed Madoobe, General C/laahi Sheekh ismaaciil (Fartaag) ayaa sheegay in ay soo gabogabowday doorashadii Madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa, wixii hadda ka danbeeyana ay guda gali doonaan sidii loo soo dhamaystiri…
Sat, 18 May 2013 10:57 2013 / Read More »
Daawo Video : Qarax Ka Dhacay Albaabka Hore Ee Safarada Maraykanka Ku Leeyahay Ankara Turkey
İstanbul (garsoornews)- Qarax ayaa ka dhacay banaanka hore ee Safaarada Mareykanka uu ku leeyahay Caasimada dalka Turkiga ee Ankara, iyadoo ugu yaraan hal ruux uu ku dhintay. Sida wararku sheegayaan qaraxan ayaa u muuqday mid is…
Fri, 01 Feb 2013 21:35 2013 / Read More »
Kenya wants the AMISOM troops in Somalia expanded
NAIROBI(Garsoornews)–Deputy President William Ruto said the instability in Somalia is piling pressure on Kenya’s security situation. According to Kenya’s Standard newspaper, he spoke when he met Congo Brazzaville President Denis Sassou Nguesso and his Gabon counterpart…
Sat, 18 May 2013 09:11 2013 / Read More »
DAAWO VİDEO : Ciyaaryahanka Boubacar Barry Oo Birta Madaxa La galay Kuna Sigtay İnuu Dhinto
Goolhayaha kooxda kubadda cagta ee Lokeren ee dalka Bilgium Boubacar Barry, ayaa wuxuu ku sigtay geeri, xilli uu doonaayay inuu qabto kubad, lagu soo laaday. goolhayahaan oo u dhashay dalka Ivory Coast ayaa wuxuu birta ku…
Fri, 17 May 2013 18:45 2013 / Read More »















![Ahmed Madobe was elected as the president of Jubaland state on May 15, 2013 [Photo:Garsoornews]](http://garsoornews.com/news/wp-content/uploads/2013/05/62-80x60.jpg)















