Wasiirka Amniga oo Magacaabay Afayeen

Wasiirka Amniga oo Magacaabay Afayeen

0
SHARE

Muqdisho(Garsoor Online) —Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Abuukar Ducaalle ayaa waxaa uu soo saaray Digreeto uu ku Magacaabayo Afayeenka wasaarada Amniga waxaana loo Magacaabay Maxamed Axmed Maxamuud axmed Carab oo horay u ahaa Afayeenkii Nabad Sugida Maamulka Jubbaland,iyadoona uu xilkii ka qaaday Cabdi Maakil Macalin Shukri oo ahaa Afayeenkii Wasaaradaasi Amniga.

Halkaan ka Aqriso Digreetada Wasiirka Amniga 

LEAVE A REPLY