Barlamanka Aqalka Sare oo Gudoomiye Cusub Yeeshay

Barlamanka Aqalka Sare oo Gudoomiye Cusub Yeeshay

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Waxaa goordhaw soo idlaaday tirinta codadka Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaliya.

Doorashada ayaa waxaa ku tartamaya Cabdixaashi Cabdulaahi iyo Mustaf Qodax oo ka soo jeeda beelaha daga Somaliland.

Inkastoo aysan Gudigga Doorashada ku dhawaaqin Natiijada Doorashada hadana Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa ku guuleystay kursigaasi.

Cabdixaashi Cabdulaahi ayaa ka soo mid ahaa Barlamaankii Federaalka Soomaaliya ee waqtigoodu dhamaaday.

Garsoor Online — MUQDISHO

LEAVE A REPLY