Yaa Fuliyay Weerarkii Lagu Qaaday Kulbiyoow – Wareysi

Yaa Fuliyay Weerarkii Lagu Qaaday Kulbiyoow – Wareysi

0
SHARE

KULBIYOOW (Garsoor Online) — Xarakada Al Shabaab ayaa weerar xoogan ku qaaday fariisin Ciidanka Kenya ay ku leeyihiin deegaanka Kulbiyoow ee gobolka J/hoose.

Afhayeenka dhanka Ciidamada ee Xarakada Al Shabaab Cabdicasiis Abu Muscab ayaa sheegay in weerarkasi uu ah mid guuleystay.

DHAGEYSO Afhayeenka Al Shabaab

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY