Xoghayaha Guud ee QM oo Muqdisho Soo Gaaray, Lana Kulmay Farmaajo

Xoghayaha Guud ee QM oo Muqdisho Soo Gaaray, Lana Kulmay Farmaajo

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, waxana uu la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo oo Xoghayaha Guud kula kulamay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa waxa ay si wada jir ah u qabteen shir saxaafadeed ay uga hadleen xaalada dalka.

Labada Mas’uul ayaa la filayaa in ay u duulaan Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay.

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY