Xog: Magacyada Xildhibano Janaraal Gabre uu u Hanjaby

Xog: Magacyada Xildhibano Janaraal Gabre uu u Hanjaby

1
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Sida uu ogaday Garsoor Onle ku dhawaad 20 xidhibaan oo kamid ah Barlamaanka labada aqal ayaa waxaa soo gaaray fariimo hanjabaad ah.

Xildhibaanadan oo qaar kamid ah aan helnay Magacyadooda ayaa waxaa la sheegay in loogu hanjabay in nafta la dhaafin doono hadii ay codkooda siin waayaan musharax gaar ah.

Sida uu cadeeyay Axmed Macalin Fiqi oo ah xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Golaha Shacabka, fariimaha hanjabaada ah ayaa waxa ay ka imaanayaan Genaraal Gabre oo ah wiilka Itoobiya ee Soomaaliya.

Hadaba Yaa Kamid ah Xildhibaanada Loo Hanjabay, Tafaf-tiraha Garsoor Online ayaa Warbixinta ku Eegaya:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

1 COMMENT

  1. Ha niyad jabina nafta Allaah baa idin geliyey markuu idiinku talo galayna waad dhimanaysaane Sharaf ku noolaada sharafna ku dhinta
    Inshaa-Allaah isagu wuuba hanjabayaaye dhawaan kolkaynnu madaxweyne fiican dooranno ayaynnu tiirka qisaasta la tiigsane

LEAVE A REPLY