Xaalad Cusub oo ku soo korartay Magaalada Dhusamareeb

Xaalad Cusub oo ku soo korartay Magaalada Dhusamareeb

0
SHARE

DHUSAMAREEB (Garsoor Online) — Ciidamda Maamulka gobolada dhexe ee Ahlu Sunna ayaa bandow ku soo rogay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in Magaalada loo diiday in gaadiidka ay soo galaan xiliga habeenkii ah.

DHAGEYSO WAREYSI:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY