Xaaf oo ku dhawaaqay go’aan Halis ah

Xaaf oo ku dhawaaqay go’aan Halis ah

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Axmed ducaale Xaaf oo ka mid ah siyaasiinta ka soo jeeda Galmuudg ayaa Muqdisho kaga dhawaqay in uu yahay Musharax u taagan Xilka Madaxtanimo ee Maamulka Galmudug.

Mr Xaaf ayaa sheegay in wax badan uu ka qabanayo siyaasada cakiran ee Maamulkaasi,isgoona carabka ku dhuftay in xildhibaanada Galmudug ay codka ay siiyaan xili dhawaan qaar ka mid Barlamaanka Galmudug ay shaaciyeen in xikii ay ka qaadeen Madaxweyne Guulled.

Daawo Muuqaalka Axmed Ducaale Xaaf 

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY