Wasiir Ka Tirsan UK oo Yimid Muqdisho: Daawo Wareysi

by Farah C/laahi | Tuesday, Jan 31, 2017 | 28 views

MUQDISHO (Garsoor Online) — Priti Patel oo ah wasiirka UK u qaabilsan International developments(Horumarinta Caalamiga) ah oo wareysi gaar ah siisey Goobjoog News ayaa ka hadashey arrimo ay ka mid yihiin doorashada, kaalmada UK ay siiso Soomaaliya, abaaraha dalka ka jira, tababaradda ay ciidankooda bixiyaan iyo shir horumarinta Soomaaliya looga hadlayo oo dhawaan lagu qaban-doono dalka Ingiriiska.

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response