DEG DEG: Wariye Goordhaw lagu Qarxiyay Magaalada Muqdisho

by Farah C/laahi | Sunday, Mar 12, 2017 | 51 views

MUQDISHO (Garsoor Online) — Qarax miino ayaa goordhaw ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Qaraxa ayaa la sheegay in gaariga loogu xeray wariye ka howlgala magaalada Muqdisho.

Wariye Cabdixamiid oo ka howlgalla TV-ga Universal ee xafiiskiisa Muqdisho ayaa la sheegay in uu dhaawac soo gaaray, isla markaana loola cararay Isbitaal ku yaal Muqdisho.

Suxufiyiin ka shaqeeya TV-ga ayaa Garsoor Online u xaqiijiyay Qaraxa lagu dhaawacay Wariyaha.

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response