Wareysi: Xil Jeesoow “Haloo Caqli Celiyo Ra’iisul Wasaaraha Cusub”

Wareysi: Xil Jeesoow “Haloo Caqli Celiyo Ra’iisul Wasaaraha Cusub”

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo kamid ah Barlamaanka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa wareysi uu bixiyay waxa uu kaga hadlay Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya.

Mudane Daahir Amiin Jeesoow oo ah xildhibaan ka soo gala Barlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa hoosta ka xariiqay in loo baahan yahay in loo caqli celiya Ra’iisul wasaare Kheyre.

Daahir Amiin Jeesoow ayaa tilmaamay in Xasan Cali Kheyre uu yahay siyaasi da’yar, isla markaana u baahan talooyin badan iyo in loo caqli celiyo.

Hadaba DHAGEYSO Wareysi uu Bixiyay Xildhibaan Daahir Amiin Jeedoow:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY