Wareysi: Wasiir Ka Tirsan Xukuumada oo Si Kulul u weeraray Barlamaanka Hirshabeelle

Wareysi: Wasiir Ka Tirsan Xukuumada oo Si Kulul u weeraray Barlamaanka Hirshabeelle

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) —  Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Cismaan Aadan Dhuuboow ayaa ka hadlay Mooshinka laga wado Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Abdulaahi Cosoble.

Cismaan Aadan Dhuuboow ayaa tilmaamay in aanay waqtigaan habooneyn in laga horyimaado Madaxweynaha Hirshabeelle, madaama uu maamulku yahay mid cusub.

Dhuuboow ayaa hoosta ka xariiqay in ay jiraan Maamulo badan oo fashil ah, kuwaasi oo Madaxdoodu ay ku sugan yihiin Magaalada Muqdisho.

DHAGEYSO Wareysi Xildhibaan Cismaan Aadan Dhuuboow:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY