Wareysi: Qof Si dhaw u yaqaan RW Xasan Cali Kheyre oo la wareystay

by Farah C/laahi | Friday, Feb 24, 2017 | 30 views

MUQDISHO (Garsoor Online) — Wasiirka Macdanta iyo Batroolka Xukuumada waqtigeedu dhamaaday Maxamed Mukhtaar ayaa ka sheekeeyay Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka loo magacaabay.

Maxamed Mukhtaar ayaa sheegay in uu mudo 20 sano ku dhaw uu yaqaan Xasan Cali Kheyre.

DHAGEYSO WAREYSI

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response