Qof Ku Dhintay Kunteener ay Ku Xireen AMISOM – Wareysi

Qof Ku Dhintay Kunteener ay Ku Xireen AMISOM – Wareysi

0
SHARE

JALALAQSI (Garsoor Online) — 1 ruux ayaa dhintay kaddib markii tiro maxaabiis ah oo la soo qabtay lagu xiray Kunteener Magaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.

Sid uu xaqiijiyay Gudoomiye kuxigeenka Jalalaqsi Ibraahim Madoobe Nuuri, falkaasi waxaa ka danbeeyay gudoomiyaha degmada Jalalaqsi.

Waxa uu sheegay in Gudoomiyaha degmada uu amar ku bixiyay in ragaasi ay AMISOM ku xirto Kunteener yeelay xero ay ka dagan yihiin degmada.

Dhageyso Wareysiga Gudoomiye Kuxigeenka degmada Jalalqsi ee gobolka Hiiraan:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY