Wareysi: Muxuu Ahaa Go’aankii ay Gaartay ICJ?

Wareysi: Muxuu Ahaa Go’aankii ay Gaartay ICJ?

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Maxkamada Cadaalada Caalamiga ah ee ICJ ayaa shalay go’aamisay in la guda galayo dacwada ku saabsan muranka badda ee u dhexeeyay Kenya iyo Soomaaliya.

Soomaaliy ayaa ku doodeysa in Kenya ay xoog ku qaadatay dhul badeed ay Soomaaliya sharci u lee dahay, waxana ay maxkamadu dhageysan doontaa doodadah ay qabanaan labada dhinac.

Abuukaate Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa ka hadlay go’aankii shalay ay gaartay Maxkamada ICJ.

Dhageyso Wareysi Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo si faah faahsan uga hadlaya Arrinta badda.

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY