Wareysi: MD Cosoble oo Xaalku Ku Adkaaday iyo Xildhibaano Hor leh oo Ku Biiray Mucaaradkiisa

by Farah C/laahi | Monday, Mar 6, 2017 | 112 views

JOWHAR (Garsoor Online) —  Xildhibaanada Barlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa wali cadaadis saaraya Madaxweyne cosoble oo horaan soo magacaabay Gole wasiiro oo mucaarado xoogan la kulmay.

Madaxweyne Cosoble ayaa diiday in uu dib ula laabto ama uu wax ka badalo Liiska Golaha Wasiirada ee uu soo magacaabay.

Ku dhawaad 45 xildhibaan ayaa wada mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Hirshabeelle, waxana Maanta la filayaa in ay tiro kale ku soo biireen.

Xildhibaan Cabdiweli Sheekh Cali oo kamid ah Barlamaanka Hirshabeelle ayaa ka warbixiyay arinta mooshinka ka dhanka ah Madaxweyanaha Hirshabeelle.

DHAGEYSO

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response