Wareysi: Maxa Laga Filan Karaa Hogaamiye Farmaajo?

Wareysi: Maxa Laga Filan Karaa Hogaamiye Farmaajo?

0
SHARE

NAIROBI (Garsoor Online) — Maxamed Muuse Guuleed oo ah siyaasi ka faalooda arrimaha Soomaaliya ayaa guul ku tilmaamay doorashada Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya.

Mr. Guuleed ayaa tilmaamay in doorashada Farmaajo ay ka dhigatahay Guul ay gaareen Umadda Soomaaliyeed.

Waxa uu ku baaqay in lala shaqeeyo Madaxweynaha, isla markaana Soomaaliya ay heshay wadani waxbadan u qaban doono.

DHAGEYSI Wareysi xiiso Badan

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY