Wareysi: Maamulka Baladxaawo oo soo saaray Lacagta Laga Qaadi Karo Wiilka Aroosaya

Wareysi: Maamulka Baladxaawo oo soo saaray Lacagta Laga Qaadi Karo Wiilka Aroosaya

0
SHARE

BALADXAAWO (Garsoor Online) — Inta badan Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa cabasho ka muujiyay dhaqaalaha ku baxa Arooskooda oo ay sheegaan in uu yahay mid aad u badan.

Hadaba Maamulka degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa gaaray go’aan ay ku xadeynayaan dhaqaalaha Rasmiga ah ee laga qaadayo dhalin yarada marka ay aroosayaan.

Gudoomiyaha degmada Baladxaawo ayaa sheegay in talaabadan ay qaateen kaddib markii ay arkeen dhibaatada ka jira dhanka arooska.

DHAGEYSO Wareysi lala Yeeshay Gudoomiyaha Degmada Baladxaawo:

Garsoor Online — BALADXAAWO

LEAVE A REPLY