Wareysi: Gaas oo Eedeeyay Dalalka Beesha Caalamka

by Farah C/laahi | Friday, Jan 27, 2017 | 22 views

GAROOWE (Garsoor Online) — Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa ku eedeeyay beesha caalamka in ay ka gaabiyeen wax ka qabashada Abaaraha ka taagan Soomaaliya.

Cabdiwali Gaas ayaa tilmaamay in xaalad daran ay ka jirto deegaanada Puntland, waxana uu xusay in loo baahan yahay gurmad deg deg ah.

Xaaldo daran oo abaaro ah ayaa laga soo sheegayaa in ay jiraan deegaano ka tirsan Puntland iyo kuwa kale oo dhaca koofurta iyo waqooyiga Somalia.

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response