Wareysi: Ciidamada Dowladda oo Gacanta Ku Dhigay Rag Bob Gacmeed Ku Weeraray

Wareysi: Ciidamada Dowladda oo Gacanta Ku Dhigay Rag Bob Gacmeed Ku Weeraray

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Weerar loo adeegsaday Bom gacmeed ayaa lagu weeraray Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo ku sugnaa Magaalada Qoryooley ee gobolka Sh/hoose.

Taliyaha ciidanka Qoryooley Cali Walaal ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen dadkii ka danbeeyay falkaasi.

DHAGEYSO Wareysi:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY