Wareysi: Kuwii Badda Gatay Ha Dooranina Xildhibaano!

Wareysi: Kuwii Badda Gatay Ha Dooranina Xildhibaano!

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Mid kamid ah Nabadoonada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa baaq u diray xildhibaanada Barlmaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya.

Nabadoon Saciid Faarax Cigaal ayaa ka dalbaday Xildhibaanada Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ee labada Aqal in aysan dooran Ragii iibsaday Badda Soomaaliya.

Saciid Faarax Cigaal ayaa tilmaamay in xildhibaanada ay siin karaan codkooda musharaxiinta kale, balse aysan cadaald aheyn in codkooda ay ku kaalmeeyaan siyaasiyiintii badda gatay.

Dhageyso Wareysi Nabadoon Saciid:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY