Wareega 1-aad ee Doorashada Madaxtinimo oo la soo gaba gabeeyay

Wareega 1-aad ee Doorashada Madaxtinimo oo la soo gaba gabeeyay

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) –Waxaa goordhow la soo gaba gabeeyay wareega 1-aad ee Doorashada Madaxtinimo ee Dalka Soomaaliya oo haatan ka socota Xarunta Ciidamada Cirka ee Magaalada Muqdisho.

Halkan ka akhriso sida Musharaxiinta ay u kala horeeyaan

  1. Hassan Sheikh Mohamud 88
  2. Mohamed Abdullahi Farmajo 73
  3. Sheikh Sharif Sheikh Ahmed 49
  4. Cumar Cabdirashiid 37
  5. C/qaadir Cosoble 25
  6. Saciid Dani 18
  7. Cadoow Cali Gees 14
  8. C/raxmaan Cabdishakuur Warsame 9
  9. C/naasir Cabdulle Maxamed 6
  10. Cali Xaaji Warsame 3
  11. Maxamed Axmed Nuur Tarsan 2
  12. Xaaji Maxamed Yaasiin 2
  13. Jabriil Ibraahin Cabdulle 1
  14. Prof Saciid Ciise Maxamuud 1
  15. Jabati 1

LEAVE A REPLY