Warbixin: Barlamaanka Soomaaliya Ma Yahay Midkii ay Rabeen Shacabka Soomaaliyeed?

by Farah C/laahi | Saturday, Jan 14, 2017 | 111 views

MUQDISHO (Garsoor Online) — Natiijadii ka soo baxday Doorashadii Gudoonka Barlamaanka Soomaaliya waxa ay abuurtay jawi siyaasadeed oo ka badan kuwii hore.

Marka la eego sidii lagu doortay Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Afhayeenka Golaha Shacabka iyo labadiisa ku xigeen waxa muuqanayay in tartan adag la filan karo doorashada soo aadan ee Madaxweynanimada.

Laakiin waxa sidoo kale doorashadaas ka abuurmay xildhibaano badan oo mucaarad ku ah hogaanka hada jira, kuwaasi oo ku dhawaaqay isbaheysi tiro xildhibaano ah oo isbadal doon ah.

Wariye Faysal Cabdulaahi Maxamuud ayaa warbixinta ka diyaariyay Isbadalka siyaasadeed ee laga dareemayo Caasimada Soomaaliya.

DHAGEYSO

 

Garsoor Online — MUQDISHO

Like it? Share it!

Leave A Response