War Deg Deg ah Ciidama Itoobiya oo ka baxay Magaalooyin muhiim ah

War Deg Deg ah Ciidama Itoobiya oo ka baxay Magaalooyin muhiim ah

0
SHARE

Ciidmada Itoobiya ayaa iskaga baxay 4 Sano kadib Degmada Ceel-Buur ee Gobolka Galgaduud.

Dagaalamayaal Al-shabaab ka tirsan ayaa gudaha u galay magaalada.

Gudoomiyaha degmada ceelbuur Nuur Xasan Guutaale ayaa Garsoor Online u xaqiijiyay.

LEAVE A REPLY