Video: Xeer Ilaaliyah oo Ka Hadlay Dacwadii Badda ee ICJ

Video: Xeer Ilaaliyah oo Ka Hadlay Dacwadii Badda ee ICJ

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Dr. Axmed Cali Daahir ayaa waxuu shaaca ka qaaday in Soomaaliya ay guul ka gaartay Murun Badeedka u dhaxeeya Dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya.

Xeer Ilaaliye Axmed Cali Daahir oo Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Muqdisho ayaa waxuu shaaca ka qaaday in Maxkamada ICJ ay ogolaatay in ay aqbasho dacwada ku aadan murunka u dhaxeeya labada Dowladdood.

Go’aanka Maxkamada Caalamiga ah ee ICJ ayaa lagu sheegay mid meesha ka saaray in wadahadal ama is-afgarad lagu dhameeyo murun badeedka muddada soo jiitamayay ee u dhaxeeya Dalalka Kenya iyo Soomaaliya.

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY