Video: Nuxurka Khudbadii Shariif Sheekh Axmed

Video: Nuxurka Khudbadii Shariif Sheekh Axmed

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa shalay Xarunta Golaha Shacabka Soomaaliya ka jeediyay Khudbadiisa uu ku soo bandhigayay waxa uu qaban doono hadii uu xilka dib loogu doorto.

Shariif Sheekh Axmed ayaa tilmaamay in uu wax badan ka qaban doono xaalada murugsan ee dalka ka jirta hadii lagu aamino talada dalka.

DAAWO KHUDBADII Shariif Sheekh Axmed

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY