Video: Maxay Noqon Doontaa Shaqada Aqalka Sare?

Video: Maxay Noqon Doontaa Shaqada Aqalka Sare?

0
SHARE

 MUQDISHO (Garsoor Online) — Dad badan oo Soomaaliyeed ayaa isweydiinaya waxa uu qabanayo Golaha Aqalka Sare ee Barlamanka Federaalka Soomaaliya.

Golaha Aqalka Sare ayaa ku cusub Soomaaliya, waxana uu ka kooban yahay 54 xubnood oo ka yimid Maamul goboleedyada dalka.

Hadaba Daawo Warbixin ka hadlaysa Shaqada Aqalka Sare iyo Waxa laga filan karo:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY