Video: Khudbad Cajiib ah oo uu Jeediyay Musharax Anasir

by Farah C/laahi | Saturday, Feb 4, 2017 | 12 views

MUQDISHO (Garsoor Online) — Musharax Madaxweyne Cabdinaasir Cabdulle Maxamed ayaa maanta barlamaanka Soomaaliya ka hor jeediyay Khudbadiisa musharaxnimo.

Dr. Cabdinaasir oo ah dhakhtar ka yimid Maraykanka ayaa u hadlay si kalsooni ku dheehan tahay, waxana uu soo bandhigay qorshihiisa hadii madaxweyne loo doorto.

Mudane Cabdinaasir ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay mareyso meel halis ah oo u baahan in laga badbaadiyo.

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response