VIDEO: Daawo Farmaajo oo Booqday Villa Somalia

by Farah C/laahi | Saturday, Feb 11, 2017 | 31 views

MUQDISHO (Garsoor Online) — Madaxweynaha Cusub ee la doortay Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta tagay Xarunta Villa Soomaaliya halkaasi oo uu ku soo dhaweeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya.

Farmaajo ayaa la kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ay kawada hadleen Arrimo muhiim ah oo ay ugu horeyso xil wareejinta.

Madaxweyne Farmaajo ayaa u balan qaaday Madaxweynaha in si wanaagsan ay shaqada u socon doonto.

DAAWO Booqashadii Farmaajo uu ku tagay Villa Soomaaliya:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response