VIDEO: Faroole “Lacagtii Umadda Soomaaliyeed Xamar ayay Taalaa”

VIDEO: Faroole “Lacagtii Umadda Soomaaliyeed Xamar ayay Taalaa”

0
SHARE

KAMPALA (Garsoor Online) — Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole, Gudoomiyihii hore ee Gobolada Puntland ayaa sheegay in lacagtii Soomaaliya ay taalo Magaalada Muqdisho.

Faroole ayaa sheegay in inta badan dadka Soomaaliyeed ay aaminsan yihiin in Hantidii Umadda ay taalo Muqdisho,isla markaana ay sababtay in dadkii oo dhan ay xil u soo raadsadaan Xamar.

Ugu danbey Cabdiraxman Faroole ayaa ugu baaqay Ganacsatada Soomaaliyeed in ay gacan ka geystaan Abaaraha daran ee ku dhuftay gobolada dalka gaar ahaan deegaanada gobolada Puntland.

Garsoor Online —KAMPALA

LEAVE A REPLY