Video: Abaarta oo Xaalufisay Beerihii gobolka Sh/hoose

Video: Abaarta oo Xaalufisay Beerihii gobolka Sh/hoose

0
SHARE

AFGOOYE (Garsoor Online) — Afar Bil oo biyo la’aan iyo biyo yari isgu jirtay webiga Shabelle waxa uu wal wal ku abuuray beeraaleyda ku dhaqan degmada beeraha hodonka ku ah Afgooye.

Waxaa guray wabigii, beeraaleydii beeraha lahaa iyo dhallinyaro beeraha ka shaqeysan jiray ayaa haddaba dhinac ka eegaya xaaladda mar waxa ay eegayaan beerahoodii oo bad baadin lahaa haddii uu webigu soo laaban lahaa mar waxa ay eegayaan wabigii qudhiisa, marna waxa ay ka fakarayaan in ay la yimaadaan farsamooyin kale oo  beeraha wali cagaaran lagu bad baadin karo.

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY