VIDEO: 170 Xildhibaan oo Diiday MD Xasan Sheekh

VIDEO: 170 Xildhibaan oo Diiday MD Xasan Sheekh

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Xildhibaano ka badan 170 Xildhibaan ayaa shir isugu yimid kaas oo ay iyagu soo abaabuleen.

Shirka Xildhibaanada ayaa ka dhacay Hotel Al-jaseera waxaana ay uga hadlayeen masiirka dalka, doorashada madaxweynaha iyo sida ay u beenin lahaayeen damaca itoobiya ee la sheegaayo in ay doorashada farogelin ku hayso.

Xildhibaanadan oo u badnaa kuwo mucaraadsan Musharax Xasasn Sheekh Maxamuud ayaa shirkoodu u badnaa sidii ay dalka isbeddel ugu horseedi lahaayeen maadaama taladu ay gacantooda ku jirto.

Daawo Hadallo Qiiro Leh oo ay Jeediyeen Xildhibaanada:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY