Vedio: Dhalin Yaro Go’aan Ka Qadatay Dalka Maraykanka

Vedio: Dhalin Yaro Go’aan Ka Qadatay Dalka Maraykanka

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Dhalin yaro badan oo dib looga soo celiyay dalka Maraykanka ayaa dhawaan la keenay Magaalada Muqdisho.

Taasi waxa ay sababtay in kuwa kale oo ku haminayay in ay aadaan Maraykanka ay ka niyad jabaan.

DAAWO WARBIXIN KA HADLEYSA ARINTAASI:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY