Ugaaska Murusade oo Weeraray RW Cusub ee Somalia

by Farah C/laahi | Friday, Feb 24, 2017 | 126 views

CEELBUUR (Garsoor Online) — Ugaaska Beesha Murusade ayaa ka hadlay Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo uu ku eedeeyay in uu yahay nin aan ku habooneen qabashada xilkaasi.

Waxa uu sheegay Ugaasku in qaraabo dhaw ay yihiin Ra’iisul wasaaraha la magacaabay isla markaana, uu hada ka hor la kulmay uuna u sheegay in uusan aqoon dad Soomaali ah.

Hadaba dhageyso Wareysi lala yeeshay Ugaaska Beesha Murusade:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response